WAR XASAASI: Wax ka Ogow saddex arrimood oo ku daahsoon dib u dhacyada Shirka beelaha Galmudug!

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Markii saddexaad ayuu dib uga dhacay shirka loogu magac daray dib u heshiisiinta Galmudug waqtigii loo muddeeyay. Xukuumadda Federaalka oo hoggaanka u haysa isu imaatinka ma aysan soo bandhigin sababta dhabta ah marka laga reebo in ku sheegto arrimo farsamo. Hasa ahaatee, waxaa jira warar is xoojinaya oo ku saabsan jiritaanka arrimo … Continue reading WAR XASAASI: Wax ka Ogow saddex arrimood oo ku daahsoon dib u dhacyada Shirka beelaha Galmudug!