Burco (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa shaaca ka qaaday in uu qorsheynayo ka qayb galka xafladda caleema saarka madaxwaynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Eng Feysal Cali Waraabe ayaa hadalkan Hadalkaan ka sheegay xaflad ka dhacday magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Haddaba Hoos ka Daawo Muuqaalka Guddoomiye Feysal:

DAAWO MUUQAALLO KALE , Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xaaf oo ka hor yimid qaabka ay DF Soomaaliya ku dhiseyso Galmudug, kuna dhawaaqay arrin arrin aan laga fileyn!

XOG CUSUB: Xiddig ”Shirqool ayaa ka billowday magaalada Kismaayo, oo lagu u gaarsanayo xubnaha ka tirsan…”

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here