31.9 C
Mogadishu
Saturday, April 20, 2024
Advertisment
Home XUL IYO WAREYSIYO

XUL IYO WAREYSIYO

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa galabta magacaabay Golihiisa Wasiirada cusub, kadib munaasabad lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho. Ra’iisal Wasaaraha ayaa magacaabay 25 wasaaradood, waxaana uu sheegay in xukuumadda cusub uu ugu magac-daray ‘Xukuumadda...
Faallo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Cagjar wuxuu dhowaan sheegay in dowladdiisu dhul amni (buffer zone)oo Itoobiya ka baxsan samayn doonto kaddib weerar ay Al-shabaab ku qaadeen dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ka tirsan maamul...
Godey (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Federaalka Itoobiya ayaa ka soo dhaqaqaaqay magaalada Godey ee dowlad deganka Soomaalida, kuwaas oo ku wajahan deegaanada dhaca Xaduudaha oo ay maalmihii u dambeeyey dagaallo ku dhexmarayeen ciidamada dowlad degaanka iyo...
Doorashadiisii ka dib, Madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamud wuxuu safarkiisii ugu horreeyay ku aaday dalka Imaaratka Carabta, iyadoo aan wali la dhisin golihii wasiirada.  Safarkaas waxaa la filayay inuu qaato labo maalmood, laakiin waxaa dhacday in Madaxwaynihii muddo usbuuc ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya iyo madaxda kale ee Dowladda ayaa Sabtidii saaka Salaadda Ciidda shacabka reer Muqdisho kula tukaday Masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan laga dhisay Muqdisho. Madaxdii Madaxweynaha salaada ciida kula tukatay masaajidka Cali Jimcaale ayaa waxaa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu bilaabay kulamo gaar gaar ah oo uu la qaadanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulamadan ayaa ujeedkooda ahaa sidii Xildhibaannada ugu qancin lahaa Madaxweynaha Golaha Wasiirrada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka, Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xilka kala wareegay Ra’iisal Wasaare Kuxigeenkii hore ee xukuumadda, Mahdi Maxamed Khadar (Guuleed). Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa xilka u kala wareejiyay labada masuul, ka dib munaasabad...
Daallo-cado (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Doollo Cado ee ku taalla xudduudka u dhaxeeya dalalka Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya lagu qabtay shir isku xirka xuduudaha ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya. Ujeedka kulanka waxa uu ahaa in la xoojiyo isku-dubbaridka xuduudaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku adkeeyey hirgelinta, horumarinta iyo ilaalinta shuruucda dalka si ay tusaale...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha shacabka ee BF Soomaaliya ayaa xarunta Villa Hargeysa ku yeeshay kulan, kaasi oo uu hortagey madaxweynihii hore ee DF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulankan ayaa waxa uu ajendihiisu ahaa doorashada Guddoomiyaasha Guddiyada joogtada Golaha shacabka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo ay ku baratamayeen musharixiin u taagan Xilalka Guddoomiyaha, Gudoomiye ku xigeenka iyo Xoghayaha Guud ee Guddiga ee Afarta sanno ee soo socota isla markaana ay goob...
Muqdisho(Halqaran.com) –Rasaas ayaa weli ka socota gudaha hotelka Xayaat oo ay is-dhaafsanayaan Ciidanka dowladda Federaalka iyo rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab oo xalay weerar ku bilowday qaraxyo Is-miidaamin ah ku qaaday hotelka oo ku yaalla  Muqdisho. Saraakiil ka tirsan...