27.3 C
Mogadishu
Thursday, December 5, 2024
Advertisment
Muqdisho(Halqaran.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Maanta waxaa ay ku celisay taageerada joogtada ah ee ay u hayso madax-bannaanida dowladda Shiinaha, madaxbannaanida siyaasadeed, madaxbannaanida dhuleed iyo midnimo qaran ee dalkaas uu leeyahay. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya oo Axadda maanta ah kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ku ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub ee xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Waxaana kulankan shir guddoominayay Guddoomiyaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor-dhow Axadda Maanta ah ku dhawaaday natiijada Imtixaankii Dugsiyada sare oo ay sanadkaan qaaday Wasaaradda. Imtixaanka dowladda sanadkan waxaa ka qaybgalay inka badan 34-kun oo arday oo kala jooga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Inta la ogyahay laba qof oo shacab ah ayaa ku dhintay qarax miino, oo Talaadadii maanta ka dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Qaraxa oo ka dhacay inta u dhaxeyso Isgoyska Tarabuunka iyo Isbitaalka Masaarida ayuu bartilmaameedku...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan. James Swan iyo wafdigiisa  ayaa waxaa qeyb ka ahaa...
Jowhar (Halqaran.com) – Qarax xooggan ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle, kaas oo si weyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada. Qaraxani ayaa lagu soo warramayaa inuu ahaa mid lagu xiray Gaari Noaha ah oo...
Nairobi (Halqaran.com) - Shacabka dalka Kenya ayaa saaka u dareeray goobaha doorashada, si ay is bedel ugu hoggaamiyaan siyaasadda dalkaasi, dhowrka ee ina soo aaddan. Doorashadan ayaa ah mid lagu soo dooranayo Madaxweynaha dalka, Xildhibaanada Baarlamaanka, Golaha Deegaanka iyo Wakiilada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 Malyan oo geed oo lagu dhireynayo guud ahaan dalka. Mudane Xasan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku adkeeyey hirgelinta, horumarinta iyo ilaalinta shuruucda dalka si ay tusaale...
Muqdisho (Halqaran.com) –Hay’addaha Ammaanka DFSayaa faah-faahin ka bixiyay qarax loo adeegsaday Mooto Bajaaj oo galabta ka dhacay Xaafadda Taleex degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil  ka tirsan  Ciidamada amaanka  ee Magaalada Muqdisho,  ayaa waxa ay sheegayaan...
Maqaal (Halqaran.com) - Xil qabashadu waa dhib, cadow badana way kasabtaa. Saaxiibkaada maantana wuxuu noqon karaa cadowgaada berry. Tusaale ahaa, Gudomiyihii Baarlamanka Puntland intii yarayd ee xukunka hayay wuxuu kasbaday caro iyo colaad uga timid madaxwayne Siciid Deni, iyo xildhibaanadii...
Dhibaatooyinka ugu waa-wayn oo maanta Soomaaliya haysta waxaa ka mid ah oday dhaqameedyada laaluushka qaata oo aan kala jeclayn xalaal iyo xaaraan, adduun iyo aakhiro, horumar iyo bur-bur, nolol iyo rafaad. Oday dhaqamadeedyadii waagii hore waxay ahaayeen odayaal sharaf leh...