24.8 C
Mogadishu
Friday, July 19, 2024
Advertisment
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kulamo siyaasadeed waxaa uu ka bilaabay Magaalada Nairobi ee caasimada Kenya, halkaasi oo ay ku sugan yihiin inta badan Siyaasiyiinta Mucaaradka ah. Mr. Deni ayaa la kulmay siyaasiyiin...
Sool (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya, in dagaal khasaaro kala duwan geystay uu ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolkaasi, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa la magac baxay dib u xorreynta SSC. Dad goobjoogayaal...
UK (Halqaran.com) - Amiir Philip, oo ahaa Boqoradda Elizabeth II ninkeeda, ayaa geeriyooday isagoo 99 jir ah, sida uu shaaciyay qasriga Buckingham. Amiirka ayaa boqoradda oo xilligaas ahayd Princess Elizabeth guursaday sanadkii 1947-kii, shan sano ka hor inta aysan noqonin...
Jabuuti (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Jambuuriyadda dalka Jabuuti, ayaa sheegaya, in lagu kala kacay, shirkii guddiyada farsamo ee kala matalayay DF Soomaaliya iyo Somaliland, kaddib markii qodobbo la isku mari waayay. Wararka ayaa sheegaya, in aan weli wax...
Muqdisho(Halqaran.com)-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 30-ka Octoober Magacaabay Guddiga gurmadka fatahaadaha Wabiya Shabeelle iyo Jubba. Guddigan oo uu Magacaabay Aqalka Sare ee dalka ayaa ka kooban 8-xubnood, kuwaasi oo ka...
Garoowe (Halqaran.com) - Siciid Cabdullaahi Deni, madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa Axaddii maanta Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhoweeyey wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Mr James Swan. Kaddib soo dhaweynta wafdigaasi,...
Muqdisho (Halqaran.coom) – Warar lagu kalsoonyahay oo ay Halqaran.com ka haleyso xubno ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya, ayaa sheegaya, in uu khilaaf iyo kala shaki soo dhex-galay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre,...
New York (Halqaran.com) - Malaayiin qof ku kala nool dalalka Mareykanka iyo Canada ayaa ciidda masiixiyiinta ee kirismaska ku xayiran guryahooda xilli qabow aad u daran iyo dabeylo baraf wata ay u dhinteen ilaa iyo dhowr iyo soddon qof. In...
Addis-Ababa(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa wadahadallo laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Golehiisa Xukuumadda. Labada Hoggaamiye ayaa muujiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Imaaraatka Carabka ayaa Diyaaraddii ugu horraysay ee sida Qalabka Caafimaad waxay soo gaarsiiyay Magaaladda Muqdisho. Gargaarkan Caafimaad ayaa ah mid looga talo-galay la tacaalida dhibaatada cudurka Coronavirus oo kiisaskiisa ay ku sii kordhayaan gudaha Soomaaliya. Diyaaradan ayaa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho  Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Midowga Musharraxiinta Shariif Sheekh Axmed. Guddoomiye Cumar Filish ayaa hoygiisa ku booqday madaxweyne...
Haiti (Halqaran.com) - Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moïse ayaa maanta waxaa lagu dhex dilay gurigiisa, waxaa sidaas war-saxaafadeed ku sheegay ra’iisul wasaaraha ku meel gaarka ah dalkaas Claude Joseph. Ra’iisul Wasaare Jospeh ayaa sheegay in koox aan la aqoonsan ay...