30.9 C
Mogadishu
Saturday, April 13, 2024
Advertisment
Kismaayo (Halqaran.com) - Garabka Guddiga Doorashooyinka ee Musharaxiinta Jubbaland ay ku dhawaaqeen ayaa soo bandhigay liiska 66 Xildhibaan iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan, kuwaasi oo ay soo bandhigeen. Liiskaan ayaa ka duwan mid xalay ay soo bandhigeen Xubnaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa galabta magacaabay Golihiisa Wasiirada cusub, kadib munaasabad lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho. Ra’iisal Wasaaraha ayaa magacaabay 25 wasaaradood, waxaana uu sheegay in xukuumadda cusub uu ugu magac-daray ‘Xukuumadda...
Buulo-burde (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle, Cabdi Daahir Guurre iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maantay gaaray Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan. Wasiirka oo ay la socdeen xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo Injineerro, waxaa degmadaasi ku soo...
Faallo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Cagjar wuxuu dhowaan sheegay in dowladdiisu dhul amni (buffer zone)oo Itoobiya ka baxsan samayn doonto kaddib weerar ay Al-shabaab ku qaadeen dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ka tirsan maamul...
Kabul (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa sheegay in Hoggaamiyihii Ururka Al Qaacidda, Ayman al-zawahiri lagu dilay weerar dhinaca cirka oo ka dhacay Magaalada Kabul ee dalka Afghanistan Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay inuu bixiyay amarka Sabtidii lagu dilay Hoggaamiyihii Al Qaacidda,...
Washington (Halqaran.com) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa Shiinaha ku eedeeyay inuu ku kacay masuuliyad darro, ka dib markii uu Shiinuhu sheegay inuu joojiyay wadiiqooyinka xiriirkii ay Beijing la laheyd Washington. Shiinaha oo aad uga carooday booqashadii Afhayeenka...
Godey (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Federaalka Itoobiya ayaa ka soo dhaqaqaaqay magaalada Godey ee dowlad deganka Soomaalida, kuwaas oo ku wajahan deegaanada dhaca Xaduudaha oo ay maalmihii u dambeeyey dagaallo ku dhexmarayeen ciidamada dowlad degaanka iyo...
Hiiraan (Halqaran.com) – Diyaarado dagaal oo ay leedahay dowladda Itoobiya ayaa lagu soo warramayaa inay duqeyn dhanka cirka ah ka geysteen deegaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, sida ay dadka deegaanka u xaqiijiyeen mareegta HalQaran News. Wararka ayaa sheegaya,...
Costa Rica (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa dalka Costa Rica uga qayb galay shirka iskaashiga Wasiirada Beeraha Africa iyo Latin America kaasoo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Ururka...
Doorashadiisii ka dib, Madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamud wuxuu safarkiisii ugu horreeyay ku aaday dalka Imaaratka Carabta, iyadoo aan wali la dhisin golihii wasiirada.  Safarkaas waxaa la filayay inuu qaato labo maalmood, laakiin waxaa dhacday in Madaxwaynihii muddo usbuuc ku...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa walaac xoogan ka muuujiyay xaaladda Amni ee xilligaan Soomaaliya, isaga oo sheegay in dalka uu ku sugan yahay xaalad aad u daran oo dhanka Amniga ah. Mr Deni ayaa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kaga qeybgalay Munaasabad lagu soo Bandhigaayay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad Dugsiyada Gobolka Banaadir ee sanad...