27.8 C
Mogadishu
Sunday, May 19, 2024
Advertisment
Home Wararka Maanta

Wararka Maanta

        Waa maxay Cadaalad? Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso: Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo si siman oo dhammaan dadka lagu maamulo,Cadaalada Waxayna ku lug leedahay ilaalinta xuquuqda qof kasta,...
"Navigating Economic Growth in Developing Nations"   Introduction: In the intricate tapestry of global economics, the development of nations stands as a testament to progress and resilience. This article aims to shed light on the crucial role of financial development in...
The Foreign, Commonwealth and Development Office (FCDO) of the UK government in charge of external development has promised Somalia a financial amount of $9 million dollars which will be contributed to the ADRiFi project of the African Development Bank,...
Muqdisho (HalQaran.com) –Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) oo Dawladda UK u qaabilsan horumarinta dibadda ayaa Soomaaliya ugu yaboohay qaddar dhaqaale oo dhan $9 Million oo dollar oo lugu biirin doono mashruuca ADRiFi ee Bangiga Horumarinta Afrika kaasoo...
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la sheegay inuu Casuumaad ka helay Villa Somalia, kadib markii maalmo un ka hor uu Madaxweynaha...
Ankara (HalQaran.com) - Shaqsi isku xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu Abaarihii 9:30 daqiiqo ee barqanimadii maanta oo Axad ah isku qarxiyey Afaafka hore ee Dhismaha Taliska Guud ee Anniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Turkiye ee...
Dhuusamareeb (HalQaran.com) - Siyaasiyiinta ka soo jeeda Koonfur Galbeed ee doonaya in isbedel maamul uu ka dhaco deegaanada maamulkaas, isla markaana doorasho la aado bilaha soo socda ayaa shalay gaaray Dhuusamareeb, waxayna faahfaahin ka bixiyey waxyaabaha looga hadlay kulankii...
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay...
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga wadahadallada ku biirista Soomaaliya ee Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ee Bariga Afrika (EAC),...
Muqdisho (HalQaran.com) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse), ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay shirweynaha Qurba joogta Soomaaliyeed. Shirkaan ayaa waxa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin kala duwan oo kala socday...
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre: Markii uu arkay qodobka 97aad farqadiisa 3-aad ee Dastuurka KMG ah Markii uu arkay...
Muqdisho (HalQaran.com) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Muqdisho ka sagootiyay Guutada 24-aad ee Khaalid Bin-waliid ee ciidanka XDS kuwaas oo ku biiraya furimaha dagaalka ee ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab. Wasiirka ayaa ciidamada kula...