Maqaal (Halqaran.com) - Dad badan waxay aaminsan yihiin in shirkaan intii muddo ah laga soo shaqaynayay uuna hormuud u yahay Maraykanku. Labada dhinacba waxaa lagu cadaadiyay inay xal waara ka gaaraan khilaafka iyo sababihii dhaliyayba iyadoo la ilaalinayo midnimada...
Jamhuuriyadda Soomaaliya waxay aqbashay markii ay maxkamadda ICJ geysay dacwad ka dhan ah Kenya in ay aqbasho xukun walba oo maxkamadda ka soo baxa: guul iyo guuldarroba. Dacwaddu ma ahayn mid Xasan Sheekh uu guri ay Kenya ka dhacday...
Qormo (Halqaran.com) - Haddey geeri ku deyso, gabow baan ku deyneyn. Waa hubaal, in qof weliba geeri sugeyso; maalin aad moogantahayna, mowtka lagama maarmaan noqon doono. Hase ahaatee, qof kasta oo kashuu kuu noolaado helay-waxaa waajib ku ah inuu...
Maqaal (Halqaran.com) - Galmudug waa degaanka ama bulshada kaliya ee aan heysan dowlad gobaleed dhisan oo u adeegta degaanka iyo dadka daga muddo ku dhow 3 bi,l walina ma muuqato rajo wayn oo lagu dhisi karo maamul loo dhan...
Qormo (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar, ayaa qoraal kaga hadlay wararka sheegaya in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ka shaqeynayan dib u dhaca Doorashooyinka Qaranka.
Yuusuf Garaad oo qoraalkan ku daabacay bartiisa Facebook ayuu Xildhibaanada...
Maaddaama xannibaadda magaalada dul saaran oo marba marka ka dambeysa ka soo dareysay ay hadda mareyso heerkii ay ugu liidatay uguna khatarta badnayd waxaa loo baahan yahay laba.
Maskax aan weerar ku ahayn Dowladda Federaalka iyo tan Gobolka, laakiin soo...
Qormo (Halqaran.com) - Shirkii Dhuusamareeb iyo xilka qaadistii (ama iscasilaaddii) Raiisul Wasaare Khayre waxay na bareen maah-maah sidii markii hore loo yiqiinay si ka duwan loo bartay.
Maah-maahdaas waxay dhihi jirtay “Shan Beri Shiikh Laguma Noqdo.” Shirkii Dhuusamareeb Farmaajo wuxuu...
Qormo (Halqaran.com) - Iyadoo runtii wadanka Soomaaliya ay ragaadiyeen cadowyo aad u badan sida gaajo; macaluul; dagaalo aan dhamaan iyo amni daro; xasilaad la’aan siyaasadeed; midnimo la’aan; musuq maasuq; cadaalad daro; dhaqaale xumo dad iyo dawladba; shaqo la’aan baahsan;...
Shirweynaha QM oo ah madasha ugu weyn diblomaasiyadda caalamka, ayaa September 24, 2019 si rasmi ah uga furmay magaaladda New York. Shirka waxaa ka qeybgalay hoggaamiyeyaal ka kala socoda ilaa 193 waddan oo xubno ka ah golaha iyo marti...
Maqaal (Halqaran.com) - Tan iyo intuu xukunka qabtay mudane Abiy Axmed, waxaa muuqday isu soo dhawaansho labada dowladood ah. Waxaa abuurmay jawi Isfahan oo u muuqday mid ku dhisan is qaddarin iyo sinnaan. Waxaa billowday wadahadallo ku saabsan midaynta...
Ka dib markii uu dhamaaday shirkii Dhusamareb-3, MW Farmajana ku soo laabta Muqdisho ayuu wuxuu la kulmay masuuliyiin ka tirsan beesha caalamka oo uu hor boodayo safiirka Maraykanka ee Soomaaliya. Wada hadal dheer ka dib, waxa Farmajo lagu cadaadiyay...
FAALLO (Halqaran.com) - Puntland khilaafkii siyaasadeed ayaa isu rogay gacan ka hadal. Ciidamada Boliiska Puntland ayaa weerar ku qaaday Xarunta Baarlamaanka Puntland. Inta la xaqiijiyey waxaa ku dhintay afar ruux, sidoo kale, waxaa ku dhawaacmay dhacdadaas shan ruux oo...