27.3 C
Mogadishu
Thursday, December 5, 2024
Advertisment
Maamulka Somaliland waxaa laga soo wariyay inay diyaar u yihiin inay wada hadal la galaan dawladda Somaliya. ka dibna waxay soo qoreen shuruudo aan la aqbali karin oo ay ku xireen wada hadalladaas. Shardiga 1aad ee Somaliland ku xirtay wada...
The Tragedy of Somali Foreign Policy By - Ahmed Roble      “More than ever, foreign policy is economic policy. The World is competing for resources and global markets.”   John Kerry. Historical Background The strategic location Somalia lies in the Africa continent makes it...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa  waa  dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la waayo waxqabadkooda keeni karta gaabis ama dib u dhac kale oo  ku...
Maqaal (Halqaran.com) - Eng. Cabdiraxmaan - Yariisow ayaan maanta soo aasnay. Waxaa meydka la socday Marwadiisa iyo carruurtiisa. Waxaana garoonka hore u joogtay Hooyadii oo dorraad Baydhowa ka soo amba baxday. Eng. Yariisow wuxuu ahaa saaxiib aan muddo dheer aad...
Afeef: Qoraalkaan Qaybiil gaar ah ka hadli mayo laakiin si guud buu wuxuu uga hadlayaa Soomaalidii hore siday ninka ragga ah qiimayn jireen iyo inta nooc ay u qaybin jireen. Afeeftaas kas dib, haddii aad u fiirsato xaaladihii kala duwanaa...
Tartanka u dhexeeya madaxwaynaha Maraykanka, Donald Trump iyo musharax Joe Biden waxaa midba midka kale ku eedeeya oo ku dhaleeceeya inuu xiriir ganacsi iyo mid siyaasadeed la leeyahay dawlado shisheeye, ama dhismayaal iyo xisaab bankiyeed ku leeyahay waddamo kale. Siyaasiyiinta...
Markii aan arkay natiijada imtixaanka Dugsiyada, aad ayaan u dhibsaday ardayda faraha badan ee aan gudbin. Dow ma aha in aan xukun ku saleysan mala awaal aan ku rido, ama aan canaan kala dul dhaco mid ka mid ah dhinacyada...
Tan iyo intii xilka laga qaaday (ama uu is casilay) RW Khayre waxaa socday hardan is daba joog ah iyo dagaal siyaasadeed oo aan kala go’ lahayn oo u dhexeeyay Villa Soomaaliya iyo isbahaysiga mucaaradka oo taageero ka helaya...
By: Ahmed Roble Introduction There are quite a lot of historical incidents that justify and can be of reference to the internal driving forces of a federal system in Somalia. The Puntland State and predominantly Daarood tribe of Somalia hugely advocated...
Inta aanan ka jawaabin su’aashaas, sheeko yar aan idinla wadaago. Ku dhowaad dhamaadkii dagaalkii labaad ee Dunida (1943-45) markii Jarmalka la jabiyay, Ingriiis iyo xulafadiisiina ay guulaysteen ayaa abwaan Soomaaliyeed oo reer Hargaysa ahaa, lana oran jiray Maxamed Nuur Laangare,...
Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegaya in isbahaysiga maamul goboleedyada Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Soomaaliya ay ka caga jiidayaan ka qayb qaadashada doorashada 2020/21. Isbahaysigan ayaa ku andacoonaya in mucaaradku aysan haysan qof la tartami kara Farmaajo, haddii doorashadu...
Soomaalidii hore markay shukaansiga ka hadlayaan waxay ka ku kaftami jireen Labadii walaala ah midkii lacag leh baa wayn. Sidoo kale, doorshada Soomaaliya ha ahaato maamul goboleed ama mid dawladda dhexe, la iskuma doorto waddaninimo, hawlkarnimo, khibrad, aqoon, iyo daacadnimo...