Qormo (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar, ayaa qoraal kaga hadlay wararka sheegaya in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ka shaqeynayan dib u dhaca Doorashooyinka Qaranka.
Yuusuf Garaad oo qoraalkan ku daabacay bartiisa Facebook ayuu Xildhibaanada...
"Navigating Economic Growth in Developing Nations"
Introduction:
In the intricate tapestry of global economics, the development of nations stands as a testament to progress and resilience.
This article aims to shed light on the crucial role of financial development in...
By: Ahmed Roble
Introduction
There are quite a lot of historical incidents that justify and can be of reference to the internal driving forces of a federal system in Somalia. The Puntland State and predominantly Daarood tribe of Somalia hugely advocated...
Qormo (Halqaran.com) - Iyadoo runtii wadanka Soomaaliya ay ragaadiyeen cadowyo aad u badan sida gaajo; macaluul; dagaalo aan dhamaan iyo amni daro; xasilaad la’aan siyaasadeed; midnimo la’aan; musuq maasuq; cadaalad daro; dhaqaale xumo dad iyo dawladba; shaqo la’aan baahsan;...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qormo dheer ka qoray gulufka colaadeed ee Dowladda Soomaaliya iyo dadka shacabka ay kula jiraan argagixisada Al-Shabaab.
Madaxweyne Xasan maqaalkiisa ayaa u qornaa sida tan:
Soomaaliya waxa ay dagaal kula...
Ka dib markii uu dhamaaday shirkii Dhusamareb-3, MW Farmajana ku soo laabta Muqdisho ayuu wuxuu la kulmay masuuliyiin ka tirsan beesha caalamka oo uu hor boodayo safiirka Maraykanka ee Soomaaliya. Wada hadal dheer ka dib, waxa Farmajo lagu cadaadiyay...
Markii aan arkay natiijada imtixaanka Dugsiyada, aad ayaan u dhibsaday ardayda faraha badan ee aan gudbin.
Dow ma aha in aan xukun ku saleysan mala awaal aan ku rido, ama aan canaan kala dul dhaco mid ka mid ah dhinacyada...
Doorashadiisii ka dib, Madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamud wuxuu safarkiisii ugu horreeyay ku aaday dalka Imaaratka Carabta, iyadoo aan wali la dhisin golihii wasiirada.
Safarkaas waxaa la filayay inuu qaato labo maalmood, laakiin waxaa dhacday in Madaxwaynihii muddo usbuuc ku...
The Tragedy of Somali Foreign Policy
By - Ahmed Roble
“More than ever, foreign policy is economic policy. The World is competing for resources and global markets.” John Kerry.
Historical Background
The strategic location Somalia lies in the Africa continent makes it...
Maqaal (Halqaran.com) - Tan iyo intuu xukunka qabtay mudane Abiy Axmed, waxaa muuqday isu soo dhawaansho labada dowladood ah. Waxaa abuurmay jawi Isfahan oo u muuqday mid ku dhisan is qaddarin iyo sinnaan. Waxaa billowday wadahadallo ku saabsan midaynta...
Maqaal (Halqaran.com) - Dad badan waxay aaminsan yihiin in shirkaan intii muddo ah laga soo shaqaynayay uuna hormuud u yahay Maraykanku. Labada dhinacba waxaa lagu cadaadiyay inay xal waara ka gaaraan khilaafka iyo sababihii dhaliyayba iyadoo la ilaalinayo midnimada...
Tartanka u dhexeeya madaxwaynaha Maraykanka, Donald Trump iyo musharax Joe Biden waxaa midba midka kale ku eedeeya oo ku dhaleeceeya inuu xiriir ganacsi iyo mid siyaasadeed la leeyahay dawlado shisheeye, ama dhismayaal iyo xisaab bankiyeed ku leeyahay waddamo kale.
Siyaasiyiinta...