Faallo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Cagjar wuxuu dhowaan sheegay in dowladdiisu dhul amni (buffer zone)oo Itoobiya ka baxsan samayn doonto kaddib weerar ay Al-shabaab ku qaadeen dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ka tirsan maamul...
Doorashadiisii ka dib, Madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamud wuxuu safarkiisii ugu horreeyay ku aaday dalka Imaaratka Carabta, iyadoo aan wali la dhisin golihii wasiirada.
Safarkaas waxaa la filayay inuu qaato labo maalmood, laakiin waxaa dhacday in Madaxwaynihii muddo usbuuc ku...
Maqaal (Halqaran.com) - Xil qabashadu waa dhib, cadow badana way kasabtaa. Saaxiibkaada maantana wuxuu noqon karaa cadowgaada berry.
Tusaale ahaa, Gudomiyihii Baarlamanka Puntland intii yarayd ee xukunka hayay wuxuu kasbaday caro iyo colaad uga timid madaxwayne Siciid Deni, iyo xildhibaanadii...
Dhibaatooyinka ugu waa-wayn oo maanta Soomaaliya haysta waxaa ka mid ah oday dhaqameedyada laaluushka qaata oo aan kala jeclayn xalaal iyo xaaraan, adduun iyo aakhiro, horumar iyo bur-bur, nolol iyo rafaad.
Oday dhaqamadeedyadii waagii hore waxay ahaayeen odayaal sharaf leh...
Ma ogtahay in farxadaaddu ay ka timaaddo qalbigaaga, markasta oo qalbigaagu yahay qalbi nadiif ah, waxaa fududaanaya in farxadda qalbigaaga ku jirta ay ka muuqato wajigaaga. Markasta oo aad dadka cafiso, una dulqaadato dhibaatooyinka aad kala kulmaysid, macnaheedu waa,...
Qormo (Halqaran.com) - Sida aan la wada socono qoraalka Afka Soomaaliga waxa uu soo maray maraaxil kala duwan. Laga soo bilaabo 1949kii, waxaa jiray iskudayo badan oo la rabay in lagu rasmiyeeyo qoraalka Afka Soomaaliga, balse midkii lagu rasmiyeeyey,...
Qormo (Halqaran.com) - Hurdo la'aantu waxay kordhisaa halista cudurka Alzheimers
Markii uu faafay kacaankii warshadaha iyo u dhaqaaqista ku tiirsanaanta waqtiga iyo saacada, waxaa isbedelay laxanka wareega ee aadanaha (Deutsche Welle)
Rita Fouad
In kasta oo la aaminsan yahay in qofku uu...
Qormadan waxaa qoray: Mudane Xasan Sh. Maxamuud.
------------------
Intii Muddo ahba, waxaan cod dheer ku sheegaynay in Soomaaliya ay joogto isgoys oo ay mar walba rajadeenu ahayd in ay qaaddo wadada dowlad wanaagga iyo dimuqraadiyadda ee ku salaysan oggolaanshiyaha bulshada. Soomaaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qormo dheer ka qoray gulufka colaadeed ee Dowladda Soomaaliya iyo dadka shacabka ay kula jiraan argagixisada Al-Shabaab.
Madaxweyne Xasan maqaalkiisa ayaa u qornaa sida tan:
Soomaaliya waxa ay dagaal kula...
Maqaal (Halqaran.com) - Haddii aan rabno inaan u istaagno, oo aan u guntanno sidii aynu wax ugu qaban lahayn horumarinta iyo casriyaynta afSoomaaliga waxaa lagama maarmaan ah saddex arrimood inaan maanka ku hayno:
Af Soomaaliga inuu yahay afkeenna rasmiga...
Maqaal (Halqaran.com) - Dimuqraadiyada iyo doorashooyinku waxay soo jireen qarniyo badan. Waxay soo mareen marxalado iyo waqtiyo kala duwan. Dimuqraadiyadii ugu horeesay waxaa loo tiriyaa dalka gariiga(Eurocentric) qaas ahaan magaalada Athens qiyaastii 460 BCE. Taariikh yahanadu(Eurocentric) waxay sheegaan in...
Maqaal (Halqaran.com) - Intaynaan ka jawaabin su’aashaas, bal marka hore aan iswaydiino waddamada xiriirka la leh Israel iyo waddamada aan la lahayn iyo inta waddan oo Qaramada Midoobay ku jira.
Qaramada Midoobay waxay ka kooban tahay 193 waddan. Israel waxaa...