Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad uga hortagi karto stress-ka si aad u ilaaliso caafimaadkaaga maskaxda iyo jirkaaga. Halkan waxaa ku...
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama caafimaad, waxay ka mid yihiin waxyaabaha ugu muhiimsan ee lagu gaaro horumar iyo guul. Hase...
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo si siman oo dhammaan dadka lagu maamulo,Cadaalada Waxayna ku lug leedahay ilaalinta xuquuqda qof kasta,...
"Navigating Economic Growth in Developing Nations"
Introduction:
In the intricate tapestry of global economics, the development of nations stands as a testament to progress and resilience.
This article aims to shed light on the crucial role of financial development in...
Qormo (Halqaran.com) - Hurdo la'aantu waxay kordhisaa halista cudurka Alzheimers
Markii uu faafay kacaankii warshadaha iyo u dhaqaaqista ku tiirsanaanta waqtiga iyo saacada, waxaa isbedelay laxanka wareega ee aadanaha (Deutsche Welle)
Rita Fouad
In kasta oo la aaminsan yahay in qofku uu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qormo dheer ka qoray gulufka colaadeed ee Dowladda Soomaaliya iyo dadka shacabka ay kula jiraan argagixisada Al-Shabaab.
Madaxweyne Xasan maqaalkiisa ayaa u qornaa sida tan:
Soomaaliya waxa ay dagaal kula...
Faallo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Cagjar wuxuu dhowaan sheegay in dowladdiisu dhul amni (buffer zone)oo Itoobiya ka baxsan samayn doonto kaddib weerar ay Al-shabaab ku qaadeen dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ka tirsan maamul...
Doorashadiisii ka dib, Madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamud wuxuu safarkiisii ugu horreeyay ku aaday dalka Imaaratka Carabta, iyadoo aan wali la dhisin golihii wasiirada.
Safarkaas waxaa la filayay inuu qaato labo maalmood, laakiin waxaa dhacday in Madaxwaynihii muddo usbuuc ku...
Qormadan waxaa qoray: Mudane Xasan Sh. Maxamuud.
------------------
Intii Muddo ahba, waxaan cod dheer ku sheegaynay in Soomaaliya ay joogto isgoys oo ay mar walba rajadeenu ahayd in ay qaaddo wadada dowlad wanaagga iyo dimuqraadiyadda ee ku salaysan oggolaanshiyaha bulshada. Soomaaliya...
Ma ogtahay in farxadaaddu ay ka timaaddo qalbigaaga, markasta oo qalbigaagu yahay qalbi nadiif ah, waxaa fududaanaya in farxadda qalbigaaga ku jirta ay ka muuqato wajigaaga. Markasta oo aad dadka cafiso, una dulqaadato dhibaatooyinka aad kala kulmaysid, macnaheedu waa,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa waa dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la waayo waxqabadkooda keeni karta gaabis ama dib u dhac kale oo ku...
Maqaal (Halqaran.com) - Haddii aan rabno inaan u istaagno, oo aan u guntanno sidii aynu wax ugu qaban lahayn horumarinta iyo casriyaynta afSoomaaliga waxaa lagama maarmaan ah saddex arrimood inaan maanka ku hayno:
Af Soomaaliga inuu yahay afkeenna rasmiga...