Moskow (Halqaran.com) - Heshiis u dhexeeya dalalka Ukraine iyo Ruushka oo ogolaanaya in qamadida laga dhoofiyo dekedaha badda madow ayaa si weyn looga soo dhaweeyay caalamka oo dhan.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in heshiiskaasi uu ahaa iftiin rajo ah.
Guddiga Caalamiga...
Tulsa (Halqaran.com) - Booliska dalka Mareykanka ayaa sheegay in nin hubaysnaa oo toogasho ka gaystay isbitaal ku yaalla magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma uu bartilmaameedsaday dhakhtar isaga horay u daaweeyay.
Ninkan ayaa halkaas ku dilay Afar qof oo isugu jiray...
Washington (Halqaran.com) - Hay’ad u xilsaaran la socodka dhacdooyinka dalka Afghanistan ayaa sheegtay in dalka Maraykanku uu Ukraine siinayo illaa 16 diyaaradood oo ah nooca sida qumaatiga ah u kaca ee loo yaqaano Mi-17, kuwaas oo ka mid ahaa...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden ayaa sheegay in Gantaallada Javelin-ka ee Mareykanka uu siiyay Ukraine ay sameeyeen isbeddel dagaal oo dhab ah.
Biden ayaa sidoo kale qiray in dalkiisa uu qarash badan ku bixi doonto dagaalka ka...
Nairobi (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha dibedda Netherlands ayaa maanta sheegtay inay baareyso warbixino sheegaya in China ay laba saldhig oo boolis oo sharci darro ah ka sameysatay dalkaas, kuwaas oo ay u adeegsato inay ku dhibaateyso mucaaradka.
Warbaahinta Netherlands ayaa...
Abu Dhabi (Halqaran.com) - Madaxweynihii dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta Sheekh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa Jimcihii maanta geeriyooday, sida ay shaacisay wakaaladda wararka dalkaasi ee WAM.
Sheekh Khalifa, oo ahaa 73 jir ayaa muddo sanado ah la xarbinayey xanuuno.
“Wasaaradda...
Texas (Halqaran.com) - Ugu yaraan 18 qof oo Arday u badan ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday dugsi hoose oo ku yaalla magaalada Uvalde, gobalka Texas ee dalka Mareykanka.
Wararka ayaa sheegaya in 17 ka mid ah dadka dhintay ay...
Cuba (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay 22 qof ayaa ku dhimatay 60 kalana wey ku dhaawacmeen kadib markii qarax weyn uu ka dhacay mid ka mid ah hoteellada ugu waaweyn Cuba.
Wararka ayaa sheegaya, in qaraxa uu ka dhashay booyad...
Brussels (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa ku dhawaaqday in wadamada Midowga Yurub ay ku heshiiyeen shir madaxeedka Midowga Yurub ee Brussels in cuna-qabatayn dhanka saliida ah lagu soo rogo Ruushka, sababo la xiriira dagaalka uu...
Brussels (Halqaran.com) - Taliyayaasha Guud iyo Madaxda Ciiddamada Hubeysan ee dalalka xubnaha ka ah Isbahaysiga (NATO) ayaa la sheegay inay bishan January 18-da ilaa 19-da Kulan khaas ah ku yeelan doonaan Xaruntooda Dhexe ee ku taalla Caasimadda dalka Belgium...
Moscow (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ka hadlay duqaymaha xoogan ee ka soo cusboonaaday magaalooyinka waaweyn ee dalka Ukraine.
Ciidamada Cirka, Badda iyo Dhulka ee Ruushka ayaa shalay iyo maantaba duqaymo xoog leh ka gaystay magaalooyin ay...
Moscow (Halqaran.com) - Shirkadda Gazprom ee laga leeyahay dalka Ruushka ayaa Arbacada maanta ah ku dhawaaqday inay joojisay Gaaska ay siin jirtay dalalka Bulgaariya iyo Poland, kadib markii ay bixin wayeen lacagta Gaaska Ruushka ee Rubbil.
Shirkadda Gazprom ayaa xustay...