27.3 C
Mogadishu
Thursday, December 5, 2024
Advertisment
Kuwait (Halqaran.com) – Amiirka dalka Kuwait ee muddada dheer xukumayey dalkaasi, Sheikh Sabah Al Ahmad Al Sabah, ayaa Talaadadii maanta geeriyooday, wuxuuna jiray 91 sano, sida uu baahisay taleefishinka dowladda. Sheikh Sabah ayaa waxaa laguu xusuusan doonaa diblomaasiyaddiisa siyaasadda Bariga...
Doxa (Halqaran.com) - Dunida Islaamka ayaa waxaa sare uga sii kacaya baaqyo ku aadan in la qaadaco badeecadaha Faransiiska kadib markii madaxweyne Emmanuel Macron uu cambaareeyey “islaamiyiinta”, wacadna ku maray “inaanu ka tanaasuli doonin” sawir gacmeedyada loola jeedo Nebi...
WASHINGTON — Musharraxiinta ku tartameysa doorashadi madaxtinimo ee shalay ka dhacday dalkaan Mareykanka ayaanan wali ku kala bixin doorashada, kaddib markii ay soo bixi weysay natiijada gobollo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Pennsylvania, Michigan, Georgia, North Carolina, Wisconsin...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa warbixin uu ku soo daabacay bartiisa Twitterka wuxuu ku sheegay inuu go’aansaday hakinta tabarucaada Dawladda Mareykanku ay siiso hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO. “Ururka Caafimaadka Adduunka WHO wuxuu lacag fara badan ka...
Washington (Halqaran.com) – Waxaa daqiiqadihii la soo dhaafay, musharrax Joe Biden ku hormaray codadka laga tiriyay gobolka Pennsylvania, wuxuuna boqolaal cod ku hoggaaminaya Donald Trump. Pennsylvania waa gobol muhiim u ah loolanka madaxtinnimada Maraykanka ee ay ku tartamayaan musharraxiinta kala...
UK (Halqaran.com) - Ku dhawaad 50 sano oo UK ay qeyb ka ahayd Midowga Yurub ayaa xalay soo afjarantay, kadib markii ay si rasmi ah uga baxday. 11:00PM waqti UK jimcihii xalay ayaa waxaa soo idlaaday 11 bilood oo ahaa...
UK (Halqaran.com) - Haweenay 90 sano jir ah oo ka soo jeeda Enniskillen, Waqooyiga Ireland ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee qaadta talaalka cudurka Coronavirus (Covid-19), taas oo bilaw u ah qorshaha lagu talaalayo dad badan oo ka so...
USA (Halqaran.com) - Maamulka Biden ayaa ansixiyay hub ku kacaya 735 milyan oo doolar in laga iibiyo Israa’iil, iyadoo xubno ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga ay ka digeen in Mareykanku uu hub ka iibiyo Israa’iil. Maamulka Biden ayaa markii hore ka...
USA (HalQaran.com) - Shirkadda Twitter ayaa ku hanjabtay inay maxkamad la tiigsan doonto shirkadda Meta saacado kadib markii ay billowday app cusub oo la yiraahdo Threads oo loogu talo-galay inuu la tartamo twitter. Warqada uu u diray madaxa Meta Mark...
Tel Aviv (HalQaran.com) - Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay magaalooyinka Israa’iil, kuwaas oo ka mudaaharaadaya qorshayaasha muranka dhaliyay ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Benjamin Netanyahu ay ku dooneyso in ay wax kaga beddesho hay’adaha garsoorka iyo...
Milan (HalQaran.com) - Silvio Berlusconi, ra’iisul wasaarihii hore ee qaabeeyey saaxada siyaasadda iyo dhaqanka Talyaaniga, isaga oo iska riixaya fadeexado sharci iyo kuwa gogol dhaaf oo dhowr ah, ayaa geeriyooday isaga oo 86 jir ah, waxaa sidaas AFP u...
Jenin (HalQaran.com) - Ciidamada Israa’iil ayaa weerar ku qaaday xerada qaxootiga ee Jenin, halkaas oo ay ku dileen saddex falastiiniyiin ah, islamarkaana ay ku dhaawaceen ugu yaraan 29 kalena. Weerarka ayaa dhacay aroore hore Isniinta maanta ah, waxaana askarta Israa’iil...