27.3 C
Mogadishu
Thursday, December 5, 2024
Advertisment
China (Halqaran.com) -  Waxaa aad u sii kordhaya maalin walba dadka u geeriyoonaya feyraska Korona ee dalka Shiinaha oo haatan gaartay 106 qof iyo 4515 kale oo dhul yaal u ah. Hay’adda Caafumaadka Dunida WHO ayaa sheegtay in halista feyraska...
Los Angeles (Halqaran.com) - Kobe Bryant oo kamid ahaa ciyaartooydii abid ugu wanaagsanaa ee NBA-da islamarkaana ahaa orodyahan caan ah ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed meel u dhow magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka. Bryant ayaa caan noqday isagoo 18...
China (Halqaran.com) - Xukuumadda Beijing ayaa go’doomisay dhowr magaallo oo dalka Shiinaha ku yaalla Jimcada Maanta ah, si ay u xakamayeso Fayruska dhaliyay xanuunka aan la qoonin ee ka dillaacay dalkaasi. Dowladda Shiinaha ayaa sidoo kale joojisay safarrada tirada badan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Difaaca ee dalka Koonfurta Kuuriya ayaa sheegtay in ay qorsheyso ballaarinta Ciiddankooda haatan ka howlgala Xeebaha Soomaaliya ee qeybta ka ah Ciiddamadda Caalamiga ah ee ladagaallanka Burcad baddeeda. Koonfur Kuuriya ayaa sheegtay in ciidamadani howshoodu ay...
Istanbul (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa sheegay in ay Dowladda Soomaaliya ka heleen casuumad ay uga qeyb qaadanayaan shidaal baarista Soomaaliya. Hadalka Madaxweyne Ordogan ayaa yimid sanad uun kaddib markii dalka Turkiga uu heshiis shidaal baaris...
Qaahira (Halqaran.com) - Baarlamanka dalalka Carbeed oo ay Soomaaliya xubin ka tahay ayaa bayaan uu soo saaray si buuxda u taageeray ilaalinta midnimada iyo wadajirka dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Baarlamanka ayaa qoraalkiisa ku sheegay in ay si kulul u cambaareynayaan...
Istanbul (Halqaran.com) – Dowladda Turkiga ayaa xayiraadda ka qaaday website-ka Wikipedia, kaddib markii ay xukuntay Maxkamad Dastuuri ah. Wikipedia aya dalkaas laga xannibay bishii April 2017 kaddib markii ay dowladdu ku eedeeysay in uu xiriir la leeyahay argagixisada. Go’aanka ka soo...
UK (Halqaran.com) - Dowladda Ingiriiska ayaa muwaadiniinteeda uga digtay u safridda kenya iyo xuduudda Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibadda iyo Barwaaqo-sooranka ayaa looga digay in muwaadiniinta Ingiriiska ay u socdaalaan dalka Kenya iyo xuduudda ay wadaagaan labada...
Cumaan (Halqaran.com) - Haitham bin Tariq Al Saciid ayaa loo Magacaabay inuu noqdo boqorka cusub dalka Cuman, kadib dhimashadii ina adeerkiis Sultan Qaboos bin Saciid Al Saciid, sidda ay ku warantay Warbaahinta Gudaha ee Cumaan. Wasiirkii hore ee dhaqanka ayaa...
Cumaan (Halqaran.com) - Telefishinka dowladda Cumaan ayaa Sabtidii saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay geerida hoggaamiyihii dalkaas, Suldaan Qaabuus Bin Saciid oo 79 jir ahaa mudda dheerna la daalaa dhacayay xanuunka kaankaraha. Qaabuus ayaa bartamihii 1979-kii afgambi aan dhiig ku...
Tehran (Halqaran.com) - Militariga dalka Iraan ayaa sheegeen in si aan ula kac ahayn oo kama ah ay u soo rideen diyaarad rakaab oo laga lahaa Ukrainian, sida uu baahiyay telefishinka qaranka Iiraan. Bayaan la baahiyay saaka ayaa lagu sheegay...
Washington (Halqaran.com) - Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa Khamiistii u codeeyey inay ka joojiyaan madaxweyne Trump inuu qaado talalabo militari oo kale oo ka dhan ah Iran, ayada oo Bariga Dhexe ay ka taagan tahay xiisaddii ka dhalatay dilkii Mareykanka...