Sweden (Halqaran.com) – Cudurka Coronavirus ayaa faro ba’an ku haya qaar ka tirsan Soomaalida qurbaha, gaar ahaan kuwa ku nool qaaradda Yurub oo aad cudurka uu u dilayo.
Dalalka Sweden iyo Britain oo kaliya waxaa Fayraska Corona (COVID-19) ugu geeriyooday...
London (Halqaran.com) – Dhibbanihii ugu da’da yaraa adduunka ayaa ugu geeriyooday cudurka Coronavirus magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Ismacil Mohamed Abdulwahab, waa wiil 13 sano jir ah oo ka soo jeeda qoys muslim ah oo ku nool Brixton, oo kutaala...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad deg-deg ah oo ku saabsan ka hortaga caabuqa halista ah ee Coronavirus.
Donald Trump ayaa sidoo kale sheegay in maamulkiisa uu diyaarinayo lacag ka badan $50 bilyan oo doolar...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa ku dhawaaqay xayiraad dhanka socdaal ah, oo uu sheegay in lagu soo rogayo dadka dalkiisa uga imaanaya cariga Yurub.
Donald Trump, ayaa tallaabadan ku sheegay mid looga gaashamanayo faafitaanka xanuunka Corona, oo...
Brussels (Halqaran.com) – Dowladda Turkey ayaa rajeyneysa inay heshiis cusub oo lagula tacaalayo qaxootiga la gaarto Midowga Yurub ka hor kulan madaxeedka xiga ee ururka, waxaa sidaas Talaadada maanta sheegay wasiirka arrimaha dibedda Mevlut Cavusoglu.
“Haddii aan heshiis gaarno ka...
Riyad (Halqaran.com) – Sida ay baahiyeen warbaahinta Mareykanka ayaa sheegaya, in boqortooyada Sacuudiga ay xabsiga dhigtay xubno sar-sare oo ka tirsan qoyska Boqortooyada.
Wararka ayaa sheegaya in ragga xabsiga la dhigay oo ahaa saddex nin oo uu ku jiro nin...
Ankara (Halqaran.com) - Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay ciidamo tiradoodu gaareyso 1,000 askari u direyso xadka ay la wadaagto Giriigga, si ay u hakiyaan howlgallada ay Giriigga dib ugu soo riixayaan qaxootiga ka gudbay dhinaca Turkiga.
Ankara ayaa hadda dooneysa...
China (Halqaran.com) - Guo Yanhong oo katirsan maamulka mid kamid ah Isbitaallada ku yaalla Shiinaha kana tirsan Guddiga Caafimaadka ee Qaranka Shiinaha ayaa shir jaraa’id ku sheegtay in Feyraska Corona la daaweyn karo lagana hortagi karo.
Guo Yanhong ayaa sheegtay...
China (Halqaran.com) - Dad gaaraya 242 qof ayaa maalin kahor ugu dhintay cudurka Corona gobolka Hubei ee dalka Shiinaha, taas oo ka dhigan tiradii ugu badneyd oo maalin qura cudurka Corona ugu dhimatay dalkaas.
Sidoo kale waxaa sare u kacay...
Nairobi (Halqaran.com) - Hay’adda Caafimaadka Addunka WHO ayaa sheegtay in ay jirto fursad lagu hor istaagi karo in feyraska Korona uu isu bedelo dhibaato caafimaad oo heer calami ah.
Xoghayaha hay’adda, Tedros Adhanom Ghebreyesu ayaa bogaadiyay tallaabooyinkii dowladda Shiinaha ay...
China (Halqaran.com) - Waxaa sare u sii kacaya tirada dadka u geeriyoonaya fayraska Korona oo dalka shiinaha oo qudha ku dilay 259 qof halka dadka xanuunka la il daranina ay gaadhayaan 11791 qof.
Xukuumadda Shiinaha ayaa dunida ugu baaqday in...
Israel (Halqaran.com) - Wasiirka difaaca mayalka adag ee Israel ayaa Arbacadii ku baaqay in Israel ay si rasmi ah qeyb ka mid ah dalkeeda ugu sheegato saddex meelood meel ka mid ah dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, ayada...