Los Angeles (Halqaran.com) - Kobe Bryant oo kamid ahaa ciyaartooydii abid ugu wanaagsanaa ee NBA-da islamarkaana ahaa orodyahan caan ah ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed meel u dhow magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka.
Bryant ayaa caan noqday isagoo 18...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa guud ahaan Ummadda Islaamka oo ku kala sugan daafaha caalamka ayaa si weyn ugu dabbaal degaya farxada maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa oo Sabtida maanta ah ku beegan.
Maalinka Tobonaad ee Bisha Carafo ayaa waxaa guud...
Kabul (Halqaran.com) - Diyaarado siday boqolaal qof oo laga soo daadgureeyay Kabul ayaa gaaray wadamada Ingiriiska iyo Jarmalka iyadoo waddamada reer Galbeedka ay sare u qaadeen dadaallada lagu daadgureynaayo dadka ka cararaya xukunka maleeshida la wareegtay talada.
Inkastoo kooxda Daalibaan...
WASHINGTON — Musharraxiinta ku tartameysa doorashadi madaxtinimo ee shalay ka dhacday dalkaan Mareykanka ayaanan wali ku kala bixin doorashada, kaddib markii ay soo bixi weysay natiijada gobollo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Pennsylvania, Michigan, Georgia, North Carolina, Wisconsin...
Poland (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha dalka Poland Mateusz Morawiecki ayaa dadka ugu baaqay inay is dejiyaan kaddib markii gantaal lagu sameeyay Ruushka uu labo qof ku dilay xaafad ku taalla dalkaas oo u dhow xadka Ukraine.
Dowladda Poland ayaa goor...
Syria (Halqaran.com) - Ururka Daacish ayaa xaqiijiyay in la dilay Hoggaamiyahoodii Abu al-Hassan al-Hashimi al-Qurayshi.
Afhayeenka Daacish, Abu Umar al-Muhajir ayaa cod uu soo duubay ku shaaciyay geerida al-Qurayshi, isaga oo xusay in uu dhintay, isagoo la dagaalamaya waxa uu...
Ankara (HalQaran.com) - Shaqsi isku xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu Abaarihii 9:30 daqiiqo ee barqanimadii maanta oo Axad ah isku qarxiyey Afaafka hore ee Dhismaha Taliska Guud ee Anniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Turkiye ee...
China (Halqaran.com) - Dad gaaraya 242 qof ayaa maalin kahor ugu dhintay cudurka Corona gobolka Hubei ee dalka Shiinaha, taas oo ka dhigan tiradii ugu badneyd oo maalin qura cudurka Corona ugu dhimatay dalkaas.
Sidoo kale waxaa sare u kacay...
Tamil Nadu (Halqaran.com) - Nin u dhashay dalka Hindiya, oo 74 jir ahaa ayaa qabsaday hadal-heynta shacabka ka dib markii laga soo badbaadiyay tallaagadda meydadka lagu keydiyo. Ninkan ayaa markii hore firinjeerka la galiyay isagoo si khaldan loogu maleeyay...
Tehran (Halqaran.com) - Telefishinka ku hadla afka Dowladda Iiraan ayaa war horu dhac ah ku sheegay in 80 askari oo Mareykan ah ay ku dileen gantaallo ay ku garaaceen saladhigga Millatariga Mareykanka Ceyn Al-asad ee galbeedka dalka Ciraaq.
Qoraal ay...
Washington (Halqaran.com) - Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa Khamiistii u codeeyey inay ka joojiyaan madaxweyne Trump inuu qaado talalabo militari oo kale oo ka dhan ah Iran, ayada oo Bariga Dhexe ay ka taagan tahay xiisaddii ka dhalatay dilkii Mareykanka...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inuu u badinayo Ruushka inuu weerari doono Ukraine, balse wuxuu ka digay inuu Mareykanka uu ka bixinayo jawaab adag tijaabada u Ruushku tijaabinaya reer galbeedka.
Biden wuxuu sheegay inuu Viladmir Putin...