28.4 C
Mogadishu
Thursday, April 25, 2024
Advertisment
Ankara (HalQaran.com) - Shaqsi isku xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu Abaarihii 9:30 daqiiqo ee barqanimadii maanta oo Axad ah isku qarxiyey Afaafka hore ee Dhismaha Taliska Guud ee Anniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Turkiye ee...
USA (HalQaran.com) - Shirkadda Twitter ayaa ku hanjabtay inay maxkamad la tiigsan doonto shirkadda Meta saacado kadib markii ay billowday app cusub oo la yiraahdo Threads oo loogu talo-galay inuu la tartamo twitter. Warqada uu u diray madaxa Meta Mark...
Jenin (HalQaran.com) - Ciidamada Israa’iil ayaa weerar ku qaaday xerada qaxootiga ee Jenin, halkaas oo ay ku dileen saddex falastiiniyiin ah, islamarkaana ay ku dhaawaceen ugu yaraan 29 kalena. Weerarka ayaa dhacay aroore hore Isniinta maanta ah, waxaana askarta Israa’iil...
Milan (HalQaran.com) - Silvio Berlusconi, ra’iisul wasaarihii hore ee qaabeeyey saaxada siyaasadda iyo dhaqanka Talyaaniga, isaga oo iska riixaya fadeexado sharci iyo kuwa gogol dhaaf oo dhowr ah, ayaa geeriyooday isaga oo 86 jir ah, waxaa sidaas AFP u...
Tel Aviv (HalQaran.com) - Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay magaalooyinka Israa’iil, kuwaas oo ka mudaaharaadaya qorshayaasha muranka dhaliyay ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Benjamin Netanyahu ay ku dooneyso in ay wax kaga beddesho hay’adaha garsoorka iyo...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweyne Jose Biden ayaa toddobaadkan ku dhawaaqay in Maraykanku uu Ukraine siin doono baabuurta dagaalka ee Bradley, si loogu isticmaalo dagaalka ka dhanka ah duullaanka Ruushka, tallaabadaas oo ay khubaradu sheegeen in ay wax weyn ka...
Riyad (Halqaran.com) - Wasiirka Difaaca ee dalka Sacuudi Carabiya, Amiir Khaalid Bin Salmaan ayaa waxa uu Kulan la qaatay Taliyaha Guud ee Milliteriga dalka Pakistan, General Sayid Asim Munir Ahmed Shah oo haatan booqasho Rasmi ah ku jooga magaalada...
Tehran (Halqaran.colm) - Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Islaamka Iran, Naasir Kancaani ayaa waxa uu sheegay inay u yeereen Danjiraha dalka Faransiiska u jooga Tehran, Ambassador Nicolas Roche. Kadib, markii Magazine ama Wargeyska Charlie Hebdo ee ka soo baxa magaalada...
Brussels (Halqaran.com) - Taliyayaasha Guud iyo Madaxda Ciiddamada Hubeysan ee dalalka xubnaha ka ah Isbahaysiga (NATO) ayaa la sheegay inay bishan January 18-da ilaa 19-da Kulan khaas ah ku yeelan doonaan Xaruntooda Dhexe ee ku taalla Caasimadda dalka Belgium...
Australia (Halqaran.com) – Illaa iyo 4 ruux ayaa ku geeriyootay, 3 kalena si xun ayey ugu dhaawacmeen, kadib, markii ay Labo Helicopter isku dhaceen xilli ay Hawada Dhexe duulayeen dalka Australia. Shilkaasi oo ka dhacay meel ku dhow Barxadda...
New York (Halqaran.com) - Malaayiin qof ku kala nool dalalka Mareykanka iyo Canada ayaa ciidda masiixiyiinta ee kirismaska ku xayiran guryahooda xilli qabow aad u daran iyo dabeylo baraf wata ay u dhinteen ilaa iyo dhowr iyo soddon qof. In...
Galicia (Halqaran.com) - Ugu yaraan laba qof ayaa dhintay kadib markii bas uu ku dhacay webi isaga oo ka gudbayay buundo gobolka Galicia ee waqooyi-bari Spain, sida uu Axadda maanta ah sheegtay hay’adda Adeegga Gurmadka degdegga ah. Shilkan ayaa habeenkii...