Wednesday, April 22, 2026
29.5 C
Mogadishu

TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2022 oo hadda ka socota Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow Teendhada Afisyooni oo ku dhex taalla gudaha xerada Xalane ee magaalada Muqdisho toos uga billaabatay doorashada Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo ay u tartamayaan in ka badan soddon musharrax.

Warbaahinta HalQaran News waxay halkaan Toos idin kugu soo gudbineysaa doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee iminka ka socoto Afisyooni.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...