26.4 C
Mogadishu
Tuesday, May 24, 2022

UPDATE: Maxaa ka ogtahay Ujeedka madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ u tagayo Puntland? (Maxaa cusub?)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Madoobe

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa la filayaa in maalinta Isniinta ee berri ah uu safar ku tago Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Ilo lagu kalsoonyahay oo ku dhow dhow Madaxtooyada Jubbaland ayaa Halqaran.com u sheegay, in laba arrimood uu Axmed Madoobe u tagayo Puntland, kuwaasoo kala ah doorashada soo socota iyo khilaafka dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Mr. Madoobe ayaa Garoowe kula kulmi doona Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, iyaga oo ka wada hadli doono arrimo la xiriira doorashooyinka iyo xilliga kala guurka ah ee arrimaha siyaasada iyo khilaafka dowladda iyo Maamulka Jubbaland.

Madaxda maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa bilihii la soo dhaafay xirirkooda waxa uu ahaa mid wanaagsan, iyada oo Madaxweynaha Puntland uu siweyn uga qeyb qaatay xafladii Caleema saarka Axmed Madoobe, kadib markii ay qaadacday dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially...

Saudi Arabia bans citizens from travelling to Somalia

Saudi Arabia has banned its citizens from travelling to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

UK foreign aid cut came at ‘worst moment in history’: Opposition MP

LONDON: The UK’s humanitarian aid budget was slashed by 51 percent last year, disproportionately affecting some of the world’s neediest countries, including Yemen and...

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland has sentenced a journalist to two years in prison months after he was acquitted by...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially assumed office following transfer of power ceremony at the Presidential Palace. Speaking at the handing over ceremony,...