30.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 24, 2022

DF Soomaaliya: Madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Shabeellaha hoose waa la Dilay

Wanlaweyn (Halqaran.com) – Saraakiil ka tirsan Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa waxa ay sheegeen inay howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen degmada Wanlanweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose ku dileen Madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Gobolkaas.

Taliyaha Guutada 16aad ee kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdi Maalik ayaa sheegay in Ninkaasi oo lagu Magacaabi jirey Maxamed Cismaan Xuseen Buluush uu ka hor inta aan la toogan uu la soo baxay qori AK47 isla markaana uu la dagaalamay Ciidamada.

Sidoo kale, waxaa uu sheegay inu u jeedka howlgalka loo fuliyey uu ahaa in ay soo qabtaan, hayeeshee markii uu Ciidamada la dagaalamey ay toogteen.

Wararka laga helayo degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in howlgalkaan uu dhacay Saqdii Dhexe ee xalay, isla markaana si weyn looga dareemay Magaaladaas.

Illaa iyo hadda majiro wax war ah oo dhanka kasoo baxay Al-Shabaab, kaas oo ku aadan warkaan kasoo baxay Dowladda ee lagu sheegay in howlgal lagu diley Madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially...

Saudi Arabia bans citizens from travelling to Somalia

Saudi Arabia has banned its citizens from travelling to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

UK foreign aid cut came at ‘worst moment in history’: Opposition MP

LONDON: The UK’s humanitarian aid budget was slashed by 51 percent last year, disproportionately affecting some of the world’s neediest countries, including Yemen and...

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland has sentenced a journalist to two years in prison months after he was acquitted by...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially assumed office following transfer of power ceremony at the Presidential Palace. Speaking at the handing over ceremony,...