29.9 C
Mogadishu
Monday, May 23, 2022

DAAWO SAWIRRO: Dibadbax ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab oo maanta ka dhacay Muqdisho & Mas’uuliyiiin ka qeybgalay

Muqdisho (Halqaran.com) – Kumanaan dadweyna ah oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa ayaa maanta isugu soo baxa ka dhigay dugsiga tababarka ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye, halkaasi oo ay ku muujiyeen sida ay uga soo horjeedaan falalka gurcan oo ay argagixisada ku xasuuqeyso shacabka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo isu soo baxa ka qeyb galay ayaa kula dardaarmay shacabka reerka Muqdisho inay si mideysan meel ugu soo wada jeestan cirib tirka Al-Shabaab iyo sidoo kale inay si gaar ah ula shaqeeyaan ciidamada amniga.

Isu soo baxan ballaaran ee looga soo horjeeday weerarkii cadawga Ummadda ee Al-Shabaab ka geysatay Ex-koontarool Afgooye ayaa ka qeyb galayaashu waxa ay siteen boorar ay ku qornaayeen hal ku dhigyo ka dhan ah Al-Shabaab iyo in loo baahanyahay wada shaqeynta laamaha amniga.

Dadweynaha isu soo baxay ayaa lulayay Calanka Soomaaliya, waxaana ay ku dhawaaqayeen ereyo ay Cadowga ku cambaareynayaan.

Ugu dambeyn, shacabka isu soo baxay ayaa sidoo kale lulayay Sawirrada Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, iyagoo ku ammaanay doorkii ay Dowladdiisu ka qaadatay gurmadka loo fidiyay Dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii 28-kii December 2019 ka dhacay Ex- Contarol Afgooye.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

SNA arrests al-Shabaab IED expert in Lower Shabelle

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

Somali salaries safe thanks to IMF deal

Issa Abdull BBC Africa business journalist The International Monetary Fund (IMF)...

Jubbaland leader vows to intensify operations against al-Shabaab

Jubbaland state leader, Ahmed Mohamed Madobe has vowed to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a training course on Intelligence, Surveillance and Reconnaissance (ISR). The...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from Development Bank (AFDB held talks on Saturday. In a statement, the president and the officials from...

SNA arrests al-Shabaab IED expert in Lower Shabelle

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from Development Bank (AFDB held talks on Saturday. In a statement, the president and the officials from...