27.9 C
Mogadishu
Thursday, May 26, 2022

AKHRISO: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii maamullada Jubbaland iyo Puntland uga socday Boosaaso

Boosaaso (Halqaran.com) – War-murtiyeed ayaa laga soo saaray isniintii maanta Shir wadatashi ah oo Madaxda Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland muddo laba Cisho ah uga socdey Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Shirka oo looga hadlay arrimo dhowr ah ayaa waxaa laga soo saarey Warmurtiyeed ka kooban 16 Qodob oo u badan iskaashi ay ka sameynayaan labada Maamul dhinacyda Amniga iyo horumarka.

Waxaa ay Warmurtiyeedka eedeyn ugu jeediyeen dowladda Federaalka oo ay shegeen inay ku Shaqeyneyso qodobo dhaawacaya nidaamka Federaalka oo loo baahnaa in lagu shaqeeyo.

Sidoo kale waxaa ay Madaxda Dowladda Federaalka ku eedeeyeen inaysan diyaarin jawi ay ku dhici karto doorasho qof iyo cod ah, iyada oo aan laga heshiin nidaamka doorashooyinka, waxaana ay dalbadeen inay shir wadatashi ah yeeshaan Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Waxaa ay kasoo horjeesteen Sharciga Saxaafada iyo kan Shidaalka oo ay ansixiyeen Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, iyaga oo sheegay, waxana ay ka digeen in la siyaasadeeyo mashaariicda dalka laga fulinaayo.

Halka hoose ka akhrsi War-murtiyeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Taiwan, Somaliland ink energy cooperation deal

Somaliland authorities in northern Somalia have inked energy and...

The United States Donates an Additional 286,650 Doses of Pfizer COVID-19 Vaccine with Somalia

The U.S. Embassy in Mogadishu is pleased to announce...

Somali students and graduates turn to online education

Puntland law graduate Fartun Abdirahman Adan, 28, managed to...

One person likely dying from hunger every 48 seconds in drought-ravaged East Africa

One person is likely dying of hunger every 48...

UN calls for National reconciliation in Somalia

United Nations (UN) has called for national reconciliation to...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ergayga Midowga Yurub u qaabilsan geeska Afrika

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga...

Taiwan, Somaliland ink energy cooperation deal

Somaliland authorities in northern Somalia have inked energy and mineral resources cooperation agreement with Taiwan this week. In a statement, Taiwan diplomatic office said the...

The United States Donates an Additional 286,650 Doses of Pfizer COVID-19 Vaccine with Somalia

The U.S. Embassy in Mogadishu is pleased to announce the delivery of an additional 286,650 doses of the Pfizer COVID-19 vaccine, which the United...