30.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 24, 2022

DAAWO SAWIRRO: Wasiir Goodax Barre oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socda Hay’adda UNICEF

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa Magaalada Muqdisho uu kulan kula qaatay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya Werner.

Kulanka ayaa labada mas’uul waxaa ay uga wada hadleen mashariicda horumarineed ee hay’adda UNICEF ka fuliso Soomaaliya gaar ahaan dhanka waxbarashada iyo qodobo kale sida uu sheegay Wasiirka Waxbarashada.

“Waxaan maanta kulan kula qaatay magaalada muqdisho wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya, mr Werner, waxaana ka wada hadalnay mashariicda horumarineed ee hay’adda UNICEF ka fuliso Soomaaliya gaar ahaan dhanka waxbarashada” ayuu yiri Wasiir Goodax Barre.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegaya, in ay isla garteen sidii loo sii xoojin laheyn xariirka Wanaagsan ee ka dhaxeeya Wasaaradda Waxbarashada iyo Hay’adda UNICEF.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially...

Saudi Arabia bans citizens from travelling to Somalia

Saudi Arabia has banned its citizens from travelling to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

UK foreign aid cut came at ‘worst moment in history’: Opposition MP

LONDON: The UK’s humanitarian aid budget was slashed by 51 percent last year, disproportionately affecting some of the world’s neediest countries, including Yemen and...

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland has sentenced a journalist to two years in prison months after he was acquitted by...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially assumed office following transfer of power ceremony at the Presidential Palace. Speaking at the handing over ceremony,...