26.5 C
Mogadishu
Tuesday, May 24, 2022

XOG: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo maanta RW Xasan Cali Kheyre kala hadlay arrimo Xasaasi oo ay maamul goboleedyada ka mid yihiin

Muqdisho (Halqaran.com) – Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku wada yeeshay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha kala duwan ee Soomaaliya iyo sida ugu haboon ee dowladda Federalka Soomaaliya iyo dowlad Goboledyada u wada shaqeyn karaan.

Bogga Twitterka ee Hawlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu daabacay in Saraakiisha Mareykanka ah ay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya kala hadleen xaalado kala duwan oo ay hadda ku jirto Soomaaliya.

Waxyaabaha ay kala hadleen waxaa ka mid ah sidii horumar looga sameyn lahaa nabadda, xasiloonida, Iskhaashi u dhaxeeya dowladda Federaalka ah iyo dowlad Goboleedyada iyo Beesha Caalamka ee taageerta Soomaaliya.

Safiirka Mareykanka ayaa soo jeediyay si loo helo xasilooni siyaasadeed oo dalka ka hana qaado in loo baahan yahay siyaasad wadaag ah in dowladda ay soo bandhigto.

DF Soomaaliya ayaa khilaaf adag wuxuu kala dhaxeeya Maamul Goboledyada Jubbaland iyo Puntland, iyadoo hadda Galmudug ay ka taagan tahay xaalad doorasho oo qalafsan.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially...

Saudi Arabia bans citizens from travelling to Somalia

Saudi Arabia has banned its citizens from travelling to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

UK foreign aid cut came at ‘worst moment in history’: Opposition MP

LONDON: The UK’s humanitarian aid budget was slashed by 51 percent last year, disproportionately affecting some of the world’s neediest countries, including Yemen and...

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland has sentenced a journalist to two years in prison months after he was acquitted by...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially assumed office following transfer of power ceremony at the Presidential Palace. Speaking at the handing over ceremony,...