30.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 24, 2022

Dagaal Beeleed Khasaaro Geystay oo Ka dhacay Gobolka Sanaag

Muqdisho (Halqaran.com)- Deegaan hoos yimaada Gobolka Sanaag oo lagu magacaabo Waqadariya ayaa waxaa laga soo sheegayaa in halkaas uu ka dhacay dagaal Culus, kaasi oo u dhexeeyay Maleeshiyo beeleed hubeysan oo ku dhaqan Deegaanka.

Iska hor imaadkaan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay deegaanka Waqadariya oo dhinaca Waqooyi Barri ee Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaaag, isla markaana waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Goob joogyaal ku sugan halka uu ka dhacay dagaalka ayaa ku waramaya in dagaalkan uu ka dambeeyay kadib markii labada Maleeshiyo ay isku qabteen Dahab iyo macdano kale oo laga qoto buurta ku taalla deegaanka Waqadariya.

Saddex ruux oo labada dhinac ah ayaa ku geeriyooday dagaalka, halka tirro kalena ay ku dhaawacmeen.

wax war ah oo kasoo baxay ma jiro ilaa iyo hada maamulka Somaliland oo ku aadan dagaalkan ka dhacay deegaanka Waqadariya ee Gobolka Sanaag.

Dagaal beeleeyada ka dhaca Gobolka Sanaag ayaa aad u soo Noqnoqonayay muddooyinkan mana jiraan wax xal ah oo ilaa iyo hada muuqda oo lagu joojinayo Dagaaladaasi.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

Latest News

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially...

Saudi Arabia bans citizens from travelling to Somalia

Saudi Arabia has banned its citizens from travelling to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

UK foreign aid cut came at ‘worst moment in history’: Opposition MP

LONDON: The UK’s humanitarian aid budget was slashed by 51 percent last year, disproportionately affecting some of the world’s neediest countries, including Yemen and...

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland has sentenced a journalist to two years in prison months after he was acquitted by...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially assumed office following transfer of power ceremony at the Presidential Palace. Speaking at the handing over ceremony,...