30.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 17, 2022

XOG XASAASI: Ma dhabbaa in Fahad Yaasiin uu kulan qarsoodi ah la qaatay Xubno Mucaarad ah?

Fahad Yaasiin

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaan Cabdifitaax Ismaaciil Daahir oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka Soomsaliya ayaa sheegay in Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya kulan qarsoodi ah uu la qaatay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyaha baraha bulshada ayuu ku sheegay in Fahad Yaasiin ka dalbaday muddo kordhin loo sameeyo Madaxweyne Farmaajo.

“Fahad Yasin ayaa kulan qarsoodi ah ugu yeeray xubno muhiim ah oo ka tirsan UPD. Wuxuu soo jeediyay in Xukuumadda lala wadaago lagalana shaqeeyo muddo kordhin loo sameeyo Madaxweyne Farmajo. Ujeedada uu soo-jeedinta noocan ah ka leeyahay waa in shaki la kala dhex dhigo isbahaysiga xisbiyadda waaweyn ee mucaaradka ah. ” Ayuu ku yiri Qoraalka uu soo dhigay Boggiisa xiriirka Bulshada Xildhibaanka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Somalia elects Hassan Sheikh Mohamud as new president

Somali legislators have elected former leader Hassan Sheikh Mohamud...

Lebanon, Somalia conduct elections amid political instability

By Daniel Uria / UPI Lebanon and Somalia, both facing...

Three candidates quit Somali president race ahead of Sunday vote

Three candidates who were vying for the presidential race...

Somalia suspend flights ahead of presidential poll

Authorities of Aden Adde International Airport have announced that...

Explainer: Somalia presidential election where the people don’t vote

By AGGREY MUTAMBO Somalia is holding its presidential elections this...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyeyaasha ciidanka xoogga dalka +SAWIRRO

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan la qaatay Taliye-yaasha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Booliska, General...

Somalia elects Hassan Sheikh Mohamud as new president

Somali legislators have elected former leader Hassan Sheikh Mohamud as the country’s next president, following a long-overdue election on Sunday in the troubled Horn...

Hoggaamiyeyaasha Dowlad goboleedyada dalka oo hambalyo u diray Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha cusub ee JFS mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo noqonaya...