30.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 17, 2022

WAR CUSUB: Ciidamo tira badan oo MAREYKAN ah oo ku soo wajahan Soomaaliya, (Ogow Ujeedkooda)!

Oregon (Halqaran.com) – Dowladda Mareykanka ayaa qaar ka tirsan ciidamadeeda u soo dirtay Soomaaliya si ay ula dagaallamaan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab.

Ciidanka Mareykanka ee ku soo wajahan Soomaaliya ayaa laga soo sagootiyay Saldhigga gobolka Oregon ee dalka Mareykanka.

Ciidamadan oo ay tiradoodu gaareyso ilaa 450 Askari ayaa qeyb ka noqonaya ciidamada Mareykanka ee jooga Soomaaliya.

Ciidamadan ayaa ku soo hormari doona dalka Jabuuti iyada kaddibna loo soo tallaabin doono Soomaaliya, sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday Mareykanka.

Ciidamada Mareykanka ee ku soo wajahan Soomaaliya ayaa waxaa ay qeyb ka yihiin guutada 186-aad ee Ciidanka lugta dalka Mareykanka, kuwaas oo tababarro siiya ciidamada Soomaaliya.

Ururka Al-Ahabaab ayaa dabayaaqadii bishii tagtay ee Sebtember weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha Balli-Doogle ee gobolka Shabeellaha hoose, halkaas oo ciidamada Mareykanka ah ay ku leeyihiin saldhiggooda ugu weyn kuna tababaraan Ciidamada Danab ee Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Somalia elects Hassan Sheikh Mohamud as new president

Somali legislators have elected former leader Hassan Sheikh Mohamud...

Lebanon, Somalia conduct elections amid political instability

By Daniel Uria / UPI Lebanon and Somalia, both facing...

Three candidates quit Somali president race ahead of Sunday vote

Three candidates who were vying for the presidential race...

Somalia suspend flights ahead of presidential poll

Authorities of Aden Adde International Airport have announced that...

Explainer: Somalia presidential election where the people don’t vote

By AGGREY MUTAMBO Somalia is holding its presidential elections this...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyeyaasha ciidanka xoogga dalka +SAWIRRO

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan la qaatay Taliye-yaasha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Booliska, General...

Somalia elects Hassan Sheikh Mohamud as new president

Somali legislators have elected former leader Hassan Sheikh Mohamud as the country’s next president, following a long-overdue election on Sunday in the troubled Horn...

Hoggaamiyeyaasha Dowlad goboleedyada dalka oo hambalyo u diray Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha cusub ee JFS mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo noqonaya...