30.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 24, 2022

Tahriibayaal laga soo bad-baadinayay xeebaha Liibiya oo la rasaaseeyay

Muhaajiriin saaran doon bac laga sameeyay lana buufiyay / Photo: AP

Libya (Halqaran.com) – Sea-Eye oo ah Hay’ada aan dowliga ahayn ee Jarmalka ayaa sheegtay dooni ay saaran yihiin saaran Shaqaallaha Hay’adda rasaas lagu  furay, xilli ay isku dayayeen inay bad-baadiyaan muhaajiriin halis ku wajayey badda Meditareeniyaanka.

Dhacadadan ayaa dhacday sabtidii (26-kii October), ayada oo xubnaha hay’adda Sea-Eye ay saarnaayeen doon yar oo laga soo dejiyey markabka Alan Kurdi, islamarkaana isku dayeysay inay soo qaadaan 90 muhaajiriin ah oo doontoodii oo bac ka sameysneyd ay aaryo baxeysay.

Kadib ayaa doon xawaare dheereysa oo uu ka taagan yahay calanka Libya, islamarkaana uu dul saaran yahay nin sita qori daran-doori u dhaca waxay timid goobtii lagu bad-baadinayey muhaajiriinta.

Qaar ka mid ah muhaajiriinta ayaa la saaray doontii Libyan-ka, hase yeeshee qaar kale ayaa la arkayey ayaga oo ka boodaya doontoodii una dabaalanaya si ay u gaaraan markabka Alan Kurdi.

Sea-Eye ayaa bayaan ay goor dambe soo saartay ku sheegtay in dhammaan 90-ka qof lasoo bad-baadiyey, lana saaray markabka Alan Kurdi, hase yeeshee doontii Libyan-ka ay kadib kaxeysatay qaar ka mid ah muhaajiriinta

Wasiirada arrimaha gudaha shan dal oo ka mid ah Midowga Yurub ayaa bishii tagtay sheegay inay isku raaceen qorshe ay ku qeybsanayaan muhaajiriinta laga soo bad-baadiyo badda Meditareeniyaanka, heshiiskan oo looga gol leeyahay in culeyska looga qaado dalalka ku yaalla Koonfurta Yurub ee ka tirsan Midowga Yurub.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially...

Saudi Arabia bans citizens from travelling to Somalia

Saudi Arabia has banned its citizens from travelling to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

UK foreign aid cut came at ‘worst moment in history’: Opposition MP

LONDON: The UK’s humanitarian aid budget was slashed by 51 percent last year, disproportionately affecting some of the world’s neediest countries, including Yemen and...

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland has sentenced a journalist to two years in prison months after he was acquitted by...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially assumed office following transfer of power ceremony at the Presidential Palace. Speaking at the handing over ceremony,...