27.9 C
Mogadishu
Thursday, May 26, 2022

PUNTLAND: Ilaa iyo 3000 Itoobiyaan ah ayaan ka musaafurinay deegaanadeena. + (Ogow Ujeedka)

Garoowe (Halqaran.com) – Maamulka Puntland, ayaa waxa ay sheegeen inay dib u celiyeen Qaxooti Itoobiyaan ah oo ku noolaa deeganada Maamulkaasi, kuwaasi oo gaaraya illaa 3000 ruux.

Hadalkaan ayaa waxaa sheegay Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo tilmaamay dalab ka yimid dadkaan in dib loogu celiyay deeganada dalka Itoobiya.

Mudane Dhabancad ayaa sidoo kale sheegay in hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ay gudaha Puntland dib uga celisay in ka badan 300 boqol oo isla muhaajiriin Ethiopina sida wasiirku sheegay.

Dadkaan dib loo celiyay ayaa u badnaa Oromada degta dalka Itoobiya, kuwaasi oo qaab tahriib ah uga baxa deeganada Maamulka Puntland, islamarkaana u baqoola dhanka Sacuudiga.

Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulka Puntland, ayaa sheegay cid waliba oo si sharci daro ah ku soo gasha deeganada Puntland inay ka go,an tahay inay dib u celiyaan, maadaama la ilaalinaayo deganaansha Puntland.

Si kastaba, hawlgalkii lagu qab qaban jiray dadka Oromada ee deeganada Puntland ka socday ayuu sheegay inuu hadda yaraaday, maadaama intii badneyd dadka dib loo celiyay.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Taiwan, Somaliland ink energy cooperation deal

Somaliland authorities in northern Somalia have inked energy and...

The United States Donates an Additional 286,650 Doses of Pfizer COVID-19 Vaccine with Somalia

The U.S. Embassy in Mogadishu is pleased to announce...

Somali students and graduates turn to online education

Puntland law graduate Fartun Abdirahman Adan, 28, managed to...

One person likely dying from hunger every 48 seconds in drought-ravaged East Africa

One person is likely dying of hunger every 48...

UN calls for National reconciliation in Somalia

United Nations (UN) has called for national reconciliation to...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ergayga Midowga Yurub u qaabilsan geeska Afrika

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga...

Taiwan, Somaliland ink energy cooperation deal

Somaliland authorities in northern Somalia have inked energy and mineral resources cooperation agreement with Taiwan this week. In a statement, Taiwan diplomatic office said the...

The United States Donates an Additional 286,650 Doses of Pfizer COVID-19 Vaccine with Somalia

The U.S. Embassy in Mogadishu is pleased to announce the delivery of an additional 286,650 doses of the Pfizer COVID-19 vaccine, which the United...