27.9 C
Mogadishu
Thursday, May 26, 2022

Maxaa ku soo kordhay xariga weriyihii gaarka ee Duqii hore ee Muqdisho AUN Eng. Yariisow?

Weriyihii gaarka Duqii hore ee Muqdisho, AUN Eng. Yariisow oo weli Muqdisho ku xiran.

Muqdisho (Halqaran.com) – Muddo Afar cisho ah waxaa Magaalada Muqdisho ku xiran Weriyihii gaarka ahaay ee Duqii Muqdisho Axmed Nuur Mohamed oo ciidamada Booliska ay xireen.

Weriyaha ayaa la soo xiray Maalintii Khamiistii todobaadkii la soo dhaafay, waxaana illaa iminka uu ku xiran yahay Xarunta dambi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in sababaha loo xiray Axmed Nuur ay tahay inuu gacanta ku haayay Documentiyo uu si shaqsi ah u leeyahay Duqii Muqdisho Allaha u naxariistee Eng. Yariisow, lacago iyo barihii Social mediyaha uu ka isticmaali jiray Yariisow.

Axmed Nuur ayaa go,aansaday inuu ku wareejiyo dhamaan waxyaabihii uu u haayay yariisow ehelada Marxuumka, waxaana la sheegay dowladda Soomaaliya inay doonayso in lagu wareejiyo dhammaan agabkaasi.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Axmed nuur uu diiday dowladda inuu ku wareejiyo waxyaabihii Yariisow uu u haayay, uuna doonaayay inuu ku wareejiyo ehelada Marxuumka.

Axmed Nuur Maxamed oo ah nin dhalinyaro fir fircoon ayaanan illaa hadda jirin cid si toos ah uga hadashay arrinta uu u xiran yahay, marka laga soo tago afar cisho maxkamad la, aan inuu isaga xiran yahay.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Taiwan, Somaliland ink energy cooperation deal

Somaliland authorities in northern Somalia have inked energy and...

The United States Donates an Additional 286,650 Doses of Pfizer COVID-19 Vaccine with Somalia

The U.S. Embassy in Mogadishu is pleased to announce...

Somali students and graduates turn to online education

Puntland law graduate Fartun Abdirahman Adan, 28, managed to...

One person likely dying from hunger every 48 seconds in drought-ravaged East Africa

One person is likely dying of hunger every 48...

UN calls for National reconciliation in Somalia

United Nations (UN) has called for national reconciliation to...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ergayga Midowga Yurub u qaabilsan geeska Afrika

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga...

Taiwan, Somaliland ink energy cooperation deal

Somaliland authorities in northern Somalia have inked energy and mineral resources cooperation agreement with Taiwan this week. In a statement, Taiwan diplomatic office said the...

The United States Donates an Additional 286,650 Doses of Pfizer COVID-19 Vaccine with Somalia

The U.S. Embassy in Mogadishu is pleased to announce the delivery of an additional 286,650 doses of the Pfizer COVID-19 vaccine, which the United...