29.9 C
Mogadishu
Monday, May 23, 2022

Danjiraha Somaliya u fadhiya dalka Sudan oo laga guddoomay nuqul ka mid ah warqadiisa aqoonsiga + SAWIRRO

Khartuum (Halqaran.com) – Danjiraha Soomaaliya u fadhiya  Dalka Suudaan Maxamed Isxaaq Ibraahim oo dhawaan soo gaaray Caasimadda Sadax Geesoodka ee Khartuum ayaa maanta Nuqul ka mid ah Warqadiisa Aqoonsiga ay ka gudoontay Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Suudaan Asma Cabdalla

Safiir Maxamed Isxaaq Ibraahim ayaa  warbixin kooban ka siiyay Wasiir Asma Cabdalla  ka hor inta aysan ka gudoomin Warqadiisa Aqoonsiga  Xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya Labada dal ee Dhan walbo leh isagoo cadeeyay in Dowladda iyo Shacabka  Suudaan aysan marnaba  ka gaabin wax u qabashada Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Ku sugan Dalka Suudaan,  kuwaas oo leh qeybaha kala duwan sida Arday, Ganacsato, Jaaliyad waxuuna intaa ku daray in ka Safiir ahaan balan qaadayo sidii kor loo qaadi lahaa Xiriirka Diplomaasiyadeed  Labada Dal ee Walaalaha ah ka dhaxeeya

Dhanka kale Wasiir Asma Cabdalla ayaa ka gudoontay Nuqul ka mid ah Warqadiiaa aqoonsiga Danjire Maxamed Isxaaq Ibraahim  una mahad celisay sheegtayna in ay  u rajeysay in uu ka shaqeeyo xiir wanaagsan oo dhax mara Labada  dal oo ahaa mid soo jireen ah.

Danjire Maxamed Isxaaq oo dhawaan ay Dowladda Soomaaliya u soo magacawday Dalka Suudaan ayaa la filayaa in dhawaan Si rasmi ah Warqadihiisa Aqoonsiga uu kaga Gudoomo Cabdi Fitaax Al-Burhaan oo ah Gudoomiyaha Golaha Sare ee Dalka Suudaan.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

SNA arrests al-Shabaab IED expert in Lower Shabelle

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

Somali salaries safe thanks to IMF deal

Issa Abdull BBC Africa business journalist The International Monetary Fund (IMF)...

Jubbaland leader vows to intensify operations against al-Shabaab

Jubbaland state leader, Ahmed Mohamed Madobe has vowed to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a training course on Intelligence, Surveillance and Reconnaissance (ISR). The...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from Development Bank (AFDB held talks on Saturday. In a statement, the president and the officials from...

SNA arrests al-Shabaab IED expert in Lower Shabelle

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from Development Bank (AFDB held talks on Saturday. In a statement, the president and the officials from...