30.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 24, 2022

Dagaal culus oo ka dhacay Baar-sanguuni

Muqdisho(Halqaran.com)-Wararka ka imaanaya Gobalka jubbada hoose ayaa sheegaya, in Dagaal culus oo hubka noocyadiisa kala duwan, la isku adeegsaday uu ka dhacay duleedka magaalada kismaayo, oo ah xarunta ku meel gaarka ka ah ee jubbaland.

Dagaalkaan oo ka dhacay Baarsnguuni ayaa yimid kadib markii weerar yahanno ka tirsan allshabaab ay weerer ku soo qaadeen fariisamo ciidan oo halkaa ay ku la haayeen, ciidamada dowlada Federaalka soomaaliya.

Dhinacyada dagaalamay ayaa lagu soo waramayaa, in ay kala gaareen khasaaaro dhimasho iyo dhaawac, wallow aan la xaqiijin Karin inta uu la egyahay khasaarahaasi.

Allshabaab ayaa war ay soo saareen ku sheeegtay, in ay ku dileen 5 askari oo ah ciidamada dowlada soomaliya, 9 kalana ay ku dhaawaceen.

Saraakiisha ciidamada dowlada soomaaliya, wax war ah kama soo saarin dagaalkaasi, waxaaase jirta weeraro dhowr jeer soo noq noqday oo ka dhacay Deegaanka Baar-sanguuni ee ku yaala duleedka kismaayo, ee jubbada Hoose.

Xafiika Wararka(Halqarn.com)
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially...

Saudi Arabia bans citizens from travelling to Somalia

Saudi Arabia has banned its citizens from travelling to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

UK foreign aid cut came at ‘worst moment in history’: Opposition MP

LONDON: The UK’s humanitarian aid budget was slashed by 51 percent last year, disproportionately affecting some of the world’s neediest countries, including Yemen and...

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland has sentenced a journalist to two years in prison months after he was acquitted by...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially assumed office following transfer of power ceremony at the Presidential Palace. Speaking at the handing over ceremony,...