27.9 C
Mogadishu
Thursday, May 26, 2022

DAAWO VIDEO: Shariif Xasan ”Qofna ma dhihi karo sida aan aniga rabay si aan aheyn dalka kama soconayo”!

Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta tagay Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynihii Hore ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ahaa mas’uuliyiin maanta gaaray magaaladda Kismaayo ayaa eedeen u jeediyay madaxda Dowladda Dhexe.

Shariif Xasan oo warbaahinta kula hadlay Magaaladda Kismaayo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Xayiraadda Dowladda Dhexe ay saartay Maamulka Jubbaland, kadib markii ay ku qanci waysay doorashadda Axmed Madoobe ku soo baxay.

Sidoo kale, Shariif Xasan ayaa sheegay reer Jubbaland ay mudan yihiin in lagu ammaano amniga iyo kala dambeynta ay la yimaadeen,balse waxa laga xumaado ay tahay in hawadii Soomaaliya hub loogu dhigo oo lagula dagaalamo xiligaan.

Madaxweynihii Hore ee koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan ayaa sheegay in qofna maanta uusan dhihi Karin “sida aan aniga rabay si aan aheyn laguma socon karo.

“Qofna maanta ma dhihi karo sida aan aniga rabay si aan aheyn laguma socon karo,Soomaaliya waxay isla ogolaatay ayaa lagu socon karaa, Dowladda Dhexe waa la aqoonsan yahay lama diidano,iyada in ay wax diido ma wanaagsana,ninkii reerka ugu weynaa in uu dagaalka bilaabo waa laga fiican yahay”, ayuu yiri Shariif Xasan.

Haddaba Hoose ka daawo Muuqaalka Shariif Xasan:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com 

Latest News

Taiwan, Somaliland ink energy cooperation deal

Somaliland authorities in northern Somalia have inked energy and...

The United States Donates an Additional 286,650 Doses of Pfizer COVID-19 Vaccine with Somalia

The U.S. Embassy in Mogadishu is pleased to announce...

Somali students and graduates turn to online education

Puntland law graduate Fartun Abdirahman Adan, 28, managed to...

One person likely dying from hunger every 48 seconds in drought-ravaged East Africa

One person is likely dying of hunger every 48...

UN calls for National reconciliation in Somalia

United Nations (UN) has called for national reconciliation to...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ergayga Midowga Yurub u qaabilsan geeska Afrika

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga...

Taiwan, Somaliland ink energy cooperation deal

Somaliland authorities in northern Somalia have inked energy and mineral resources cooperation agreement with Taiwan this week. In a statement, Taiwan diplomatic office said the...

The United States Donates an Additional 286,650 Doses of Pfizer COVID-19 Vaccine with Somalia

The U.S. Embassy in Mogadishu is pleased to announce the delivery of an additional 286,650 doses of the Pfizer COVID-19 vaccine, which the United...