30.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 24, 2022

DAAWO SAWIRRO: Fannaan Caan ah oo shaaciyay inuu gabi ahaan isaga baxay Fanka!

Baydhabo (Halqaran.com) –  Fannaanka Caanka ah Maxamed Axmed Qoomaal oo iminka ku sugan dhulka barakaysan ee Makkah, isla markaana gudanaya Wajibaadka Alle ayaa mar qura shaaciyay in uu gabi ahaan joojiyay, isagana baxay fanka, uuna jecleestay in uu dhanka Alle iyo cibaadada u jeesto.

Maxamed Axmed Qoomaal ayaa dhammaan ummadda muslimiinta, gaar ah shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay ugu soo duceeyaan dariiqa toosan ee uu qaaday.

Sidoo kale, wuxuuna xusay in aanay ku jirin in uu mar kale dib ugu laabto fanka oo uu soo gunaanaday.

Sanadihii ugu dambeeyay Fanaaniin badan oo heesahooda la jeclaa ayaa ku dhawaaqayay in ay soo gunaanadeen, isla markaaana aanay dib u heesi doonin, sidaasna kaga baxayay fanka

Waxaana inta kugu Jiray dhulka Barakaysan uu la Kulmay Culumaaudiin, Waxaana Meesha uu Lagu Gaddoonsiiyay Hadiyado Farxad leh oo isugu jira Kutubo Quraan iyo Kuwa Axaadista.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially...

Saudi Arabia bans citizens from travelling to Somalia

Saudi Arabia has banned its citizens from travelling to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

UK foreign aid cut came at ‘worst moment in history’: Opposition MP

LONDON: The UK’s humanitarian aid budget was slashed by 51 percent last year, disproportionately affecting some of the world’s neediest countries, including Yemen and...

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland has sentenced a journalist to two years in prison months after he was acquitted by...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially assumed office following transfer of power ceremony at the Presidential Palace. Speaking at the handing over ceremony,...