Hargeysa (Halqaran.com) – Sawir Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Jabuuti Looga qaaday ayaa si weyn looga hadal hayaa baraha Bulshada , kaddib markii la arkay Biixi oo loo sharraxayo khariidada Soomaaliya oo ay qeyb ka ahay Somaliland, xilli uu ku guda jiray booqashada uu ku joogay dalka Jabuut.
Shacabka Somaliland ayaa si weyn isku weyndiinayaan sababta uu madaxweyne Muuse Biixi uu ku oggolaaday in loo sharraxo khariidada noocaan ah oo ay qeyb ka tahay Jamhuuriyadda Somaliland.
Haddaba Hoos Daawo Muuqaalka iyo Halka Muuse Biixi:
→DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:⇓
Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com