26.5 C
Mogadishu
Tuesday, May 24, 2022

DAAWO WAREYSI: Wasiir Cawad oo si cajiib ah uga hadlay arrinta DF Somaliya & Somaliland, Muranka badda iyo Xiisadda Khaliijka

USA (Halqaran.com) – Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Waraysi Xiiso leh oo dhinacyo badan taabanaya Wuxuu siiyey Barnaamijka Dhulmar oo Wariye Saleebaan Xaashi uu soo saaro.

Cawad ayaa ka hadlay Halka uu marayo Arinta Muranka Badda ee ka dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya, Wuxuuna xusay in go’aanka laga sugayo Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ.

Wuxuu ka hadlay Xaalada dalalka Khaliijka iyo Go’aankii dhex-dhexaadnimo ee Dawladda Soomaaliya ka qaadatay Cunaqabatayntii Dalka Qatar, Wuxuuna sheegay in go’aanka ay Soomaaliya qaadatay aysan Cidna marti uga ahayn, Balse ay Jiraan dalal Soomaaliya Quudhsaday, kuwaasi oo aan Faragelin dalalka kale ee go’aanka Soomaaliya oo kale qaatay.

Dhinaca kale, Wasiir Cawad ayaa wuxuu ka hadlay Halka uu marayo Wadahadalkii DF-Soomaaliya iyo Somaliland, Gaar ahaan gudigii uu Madaxwayne Farmaajo magacaabay.

“Waxaa la gaadhay Xiligii dadka Soomaaliyeed uu ka gudbi lahaa Colaadihii iyo Tabashadii jirtay, waana midaas mida aanu u jeedinayo Somaliland “.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay Kulamadii ku dhexmaray Madaxda DFS iyo masuuliyiinta Somaliland dalka Sucuudiga iyo wuxuu daaranaa.

Xafiiska Halqaran.com, Columbos-Ohio
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially...

Saudi Arabia bans citizens from travelling to Somalia

Saudi Arabia has banned its citizens from travelling to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

UK foreign aid cut came at ‘worst moment in history’: Opposition MP

LONDON: The UK’s humanitarian aid budget was slashed by 51 percent last year, disproportionately affecting some of the world’s neediest countries, including Yemen and...

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland has sentenced a journalist to two years in prison months after he was acquitted by...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially assumed office following transfer of power ceremony at the Presidential Palace. Speaking at the handing over ceremony,...