27.9 C
Mogadishu
Thursday, May 26, 2022

DAAWO VIDEO: Ma Dhabbaa in Somaliland ka qeybgaleyso Caleesha saarka Axmed Madoobe?! (Ogow Xaqiiqda)

Hargeysa (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay  inay Wafdi u diri doonaan  Caleemo saarka Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Madoobe oo Dood ay ka taagan tahay.

Mar la waydiiyey inay ku Milmayaan Arrimaha Siyaasadda ee Soomaaliya ayuu sheegay inay Halkaasi ka soo iibin doonaan Qadiyadda Somaliland.

Sidoo kale, wuxuu xusay inay tagi doonaan Koonfur Galbeed , Muqdisho iyo Hirshabeelle.

Caleemo saarkii la doonayey inuu Qabsado Madaxwaynaha Jubbaland  ayaa dib u dhacay kadib Culays uga yimid dhinaca Dawladda Federaalka Soomaaliya, oo Sharci darro ku tilmaantay Doorashadaasi.

Boqor Buurmadow ayaa Horay loogu xiray Munaasibad uu Puntland uga Qayb galay, Sidoo kale waxaa jirta dad lagu xidhay inay Muqdisho tageen ama Sawir la soo galeen madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Farmaajo, Balse Masuuliyiinta Xisbiyada iyo Xukuumadda Somaliland ayaan Sharcigaasi qaban inta badan.

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

XASAAS + DAAWO VIDEO: ”Xisbiga Waddani isagaa isku Caddeeyay in uu Jabhadaha Abuuray, Ceebna way ku tahay caasuumadii Cali Khaliif”

Update: DF Somaliya oo sheegtay tirada waddamada ay ku casuuntay Shirka berri ee Muqdisho + War-Saxaafadeed

UPDATE: Al-Shabaab: 100 askari ayaan ku Dilnay weerarkii Balli-doogle

WAR CUSUB: Maxaa ka jira in Xaaf uu ka baxay heshiisyadii uu la galay DF Somaliya?

DAAWO SAWIRRO: Faah-faahin iyo wararkii ugu dambeeyay ciidamadii Talyaaniga ee lagu qarxiyay Muqdisho

AKHRI: Mareykanka oo war ka soo saaray weerarkii Garoonka Balli-doogle + XOG CUSUB

UPDATE: Faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan weerarkii lagu qaaday Garoonka Balli-doogle

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Taiwan, Somaliland ink energy cooperation deal

Somaliland authorities in northern Somalia have inked energy and...

The United States Donates an Additional 286,650 Doses of Pfizer COVID-19 Vaccine with Somalia

The U.S. Embassy in Mogadishu is pleased to announce...

Somali students and graduates turn to online education

Puntland law graduate Fartun Abdirahman Adan, 28, managed to...

One person likely dying from hunger every 48 seconds in drought-ravaged East Africa

One person is likely dying of hunger every 48...

UN calls for National reconciliation in Somalia

United Nations (UN) has called for national reconciliation to...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ergayga Midowga Yurub u qaabilsan geeska Afrika

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga...

Taiwan, Somaliland ink energy cooperation deal

Somaliland authorities in northern Somalia have inked energy and mineral resources cooperation agreement with Taiwan this week. In a statement, Taiwan diplomatic office said the...

The United States Donates an Additional 286,650 Doses of Pfizer COVID-19 Vaccine with Somalia

The U.S. Embassy in Mogadishu is pleased to announce the delivery of an additional 286,650 doses of the Pfizer COVID-19 vaccine, which the United...