29.9 C
Mogadishu
Monday, May 23, 2022

XOG: Shirkii dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug oo dib u dhacay, Ogow Sababta?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddiga qaban qaabada Shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega deegaannada Galmudug ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay ku dhawaaqeen in dib u dhac uu ku yimid shirka oo lagu waday in uu furmo 5-ta Bisha Agoosto oo ku beegan Maalinta Berrito ah.

War kasoo baxay Guddiga ayaa waxa lagu sheegay sababta dib u dhaca shirkaas ay tahay in, iyada oo tixgalinaayo maalmaha baroordiiqda loo asteeyey iyo munaasabadda maamlmaha Ciidul Adxaa ee foodda nagu soo hayso dib loo dhigay mudada shirkaas.

Sidoo kale, Guddiga ayaa sheegay in Shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega deegaannada Galmudug la qaban doono 17 Bishaan, isla markaana looga baahan yahay Ergooyinka ka qeyb galaya inay tagaan Magalada Dhuusamareeb.

Shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega deegaannada Galmudug ayaa waxaa jira beelaha qaarkood ee degan deegaannada Galmudug oo shaaciyay inaysan ka qeyb galeen shirkaas, iyaga oo soo bandhigay shuruudo dhowr ah.

Magaalada Dhuusamareeb ayey taallo gogosha Shirka dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug, inkastoo aanan la ogeyn sida shirkaasi uu u qabsoomi doono maadaama beelaha qaar ay diideen ka qayb galkiisa.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com 

Latest News

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

SNA arrests al-Shabaab IED expert in Lower Shabelle

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

Somali salaries safe thanks to IMF deal

Issa Abdull BBC Africa business journalist The International Monetary Fund (IMF)...

Jubbaland leader vows to intensify operations against al-Shabaab

Jubbaland state leader, Ahmed Mohamed Madobe has vowed to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a training course on Intelligence, Surveillance and Reconnaissance (ISR). The...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from Development Bank (AFDB held talks on Saturday. In a statement, the president and the officials from...