30.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 24, 2022

DEG DEG: Jubbaland oo ku dhowaaqday in ay xuduudda Kismaayo ka xirtay cir, dhul, iyo bad +(Akhri War Xasaasi ah!)

Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa goo-rdhow soo saaray go’aano amni oo lagu soo rogay magaalada Kismaayo laga billaabo caawa iyo illaa inta ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha Jubaland ee 22-ka bishan.

Go’aannada ayaa waxaa ugu weyn in lagu dhowaaqay in laga bilaabo 6pm makhribnimo 20/08/2019 ilaa 23/08/2019 la xiray xudduudaha magaaladda Kismaayo ee cir, dhul iyo bad.

Shir ay isugu yimaadeen guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sidoo kale lagu dhowaaqay in heegan la geliyey dhammaan qaybaha kala duwan ee ciidamadda Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka kuwooda ka howl gala magaaladda Kismaayo iyo nawaaxigeeda.

Sidoo kale, guddiga ayaa faray hay’adaha amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland, ciidamadda AMISOM, maamuladda garoonka diyaaradaha Kismaayo, dekadda Kismaayo iyo baraha kantarooladda laga soo galo magaaladda Kismaayo inay xaqiijiyaan meel maridda go’aankaan.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka:

Xafiiska Halqaran.com, Kismaayo
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially...

Saudi Arabia bans citizens from travelling to Somalia

Saudi Arabia has banned its citizens from travelling to...

ATMIS, SNA soldiers conclude training on military intelligence

Thirty-two drown from Somali national army and Africa Union...

Somalia’s elect-president Hassan Sheikh pledges to work on economic reforms

Somalia’s newly elected President Hassan Sheikh Mohamud and officials from...

UK foreign aid cut came at ‘worst moment in history’: Opposition MP

LONDON: The UK’s humanitarian aid budget was slashed by 51 percent last year, disproportionately affecting some of the world’s neediest countries, including Yemen and...

Court in Somaliland sentences journalist Oldon to two years in jail

A court in Somalia’s breakaway northern territory of Somaliland has sentenced a journalist to two years in prison months after he was acquitted by...

President Hassan Sheikh officially assumes office +(PHOTOS)

Somalia’s newly President Hassan Sheikh Mohamud has today officially assumed office following transfer of power ceremony at the Presidential Palace. Speaking at the handing over ceremony,...